Wednesday, May 23rd, 2018
header

Argagixisada oo laga xoreeyay magaalo xilli hore la dejiyay dadkii abaaraha

Argagixisada ayaa laga xoreeyay magaalo xilli hore la dejiyay dadkii abaaraha ee gobolada Togdheer iyo Sool. Ciidanka xooga dalka oo taangiyada culus ay ku taageereen Amisom ayaa u dhaqaaqay dhinacaas.



Waxay dagaal la’aan gacanta ku dhigeen magaalada Sablaale oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Hoose. Argagixisada ayaa markiiba magaalada ka carartey intaan ciidanku ku soo bixin.



Hadii aan dib u laabano Ciidanka xoogga dalka oo garab ka helaya AMISOM iyo Ciidamo Cadaan ah ayaa shalay aroortii hore ka saaray Shabaab degaanada Mubaarak, Daarusalaam, Ugunji, iyo degmada Awdheegle, balse xalay goor dambe ayay ka baxee.



Argagixisada oo ku soo noqotey Aw-Dheegle ayaa xasuuqdey dad la shaqeeyay ciidanka taas oo dad badani ka caroodeen.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Korneyl reer Jabuutiya oo Lughaya dadka kula hadley

May, 22, 2018
Korneyl reer Jabuutiya ayaa Lughaya oo daadad ku ...

Argagixisada Daacish oo ku faantey nin gaadiidka haga oo ay xasuuqeen

May, 22, 2018
Argagixisada Daacish ayaa ku faantey nin gaadiidka haga ...

Saylici oo taariikh dhigey booqdeyna dad daadadku khasaare u gaysteen degmada Lughaya

May, 22, 2018
Saylici ayaa taariikh dhigey booqdeyna dad daadadku khasaare ...

Imaaraadka oo laba diyaaradood ka soo dejiyay Hargeysa maxayse wadeen: SAWIRO

May, 22, 2018
Imaaraadka ayaa laba diyaaradood ka soo dejiyay Berbera ...

Deg deg: laba kale oo dhalinyaro Somaliyeeda oo lagu diley Ingiriiska

May, 22, 2018
Laba kale oo dhalinyaro Somaliyeeda ayaa toorey lagu ...

Dhacdooyinka

Cabdiwelli Gaas oo wuxuush iyo dugaag ku tilmaamey maamulka Muuse Biixi

May, 19, 2018
Cabdiwelli Gaas ayaa wuxuush ku tilmaamey maamulka Muuse ...

I accepted Islam after Trump’s Travel Ban

May, 17, 2018
My name is Sara, and I’m newly reverted. ...

Ceerigaabo oo dadku ka kacay markii Jeegaantu wada weerartey Ceel-Afweyn

May, 14, 2018
Ceerigaabo ayaa dadku ka kacay markii Jeegaantu wada ...

Baxsaneey ARAABAAY waa hees mardhow daawaha laga soo rogey

April, 25, 2018
Baxsaneey ARAABAAY waa hees mardhow daawaha laga soo ...

Bahda ARAABINEWS oo hambalyo u diraya Khaalisa Cabdi Aadan iyo Maxamed Cali Cusmaan

April, 23, 2018
Bahda ARAABINEWS ayaa hambalyo u diraya Khaalisa Cabdi ...

Ardeyda dugsiga sare ee ARAABI oo ka qaybgalay balaadhinta dugsigooda: SAWIRO

April, 23, 2018
Ardeyda dugsiga sare ee ARAABI ayaa ka qaybgalay ...

Danab ama biriq lamaane aqal galay ku dishey Caabud-waaq

April, 23, 2018
Danab ama biriq lamaane aqal galay ku dishey ...