Friday, June 22nd, 2018
header

Argagixisada oo nin taraawiixda ka soo baxay ku xasuuqdey Muqdisho iyo magaca

Argagixisadu ayaa nin taraawiixda ka soo baxay ku xasuuqdey Muqdisho. Ninkan argagixisadu xasuuqdey ayaa lagu magacaabi jiray Xasan Cali Ibraahim (Gaadaay) kaas oo ay ka toogteen qaarka sare ee jierkiisa kadibna ka cararay goobta.




Ninka la dilay ayaa kamid ahaa ergadii wax ka soo dooratay Xildhibaanada Baarlamaanka ka soo gashay Deegaanada Koofur Galbeed, si gaar ah waxa uu usoo doortay Gudoomiyaha Guddiga xeer hoosaadka Golaha Shacabka Xildhibaan Maxamuud Macalin Yaxye.




Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa waqti dambe gaaray halkaasi, waxayna qaadeen meydka marxuumka.

Inta la ogyahay ku dhawaaqd 60 qof ayaa argagixisadu si qorsheysan u dishey ayagoo weliba si xayaysiina u soo dhigey baraha bulshada.




C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmey madaxda IGAD shirka Itoobiya: SAWIRO

June, 21, 2018
Madaxweyne Farmaajo ayaa la kulmey madaxda IGAD shirka ...

Kuruesha oo hilfaha u qaaday xulka Arjantiin oo aad u liitey

June, 21, 2018
Kuruesha ayaa hilfaha u qaaday xulka qaranka Arjantiin ...

Bahda Araabinews oo hambalyo u diraya lamaanaha Maryan X Seef iyo Badar Cumar Cali: SAWIRO

June, 21, 2018
Bahda Araabinews ayaa hambalyo u diraya lamaanaha Maryan ...

Maamulka Muuse Biixi oo ka qayliyay warqad deeq toosa looga joojiyay

June, 21, 2018
Maamulka Muuse Biixi ayaa si adag uga qayliyay ...

Suldaanka Faysal Waraabe ee isrogroga oo taageeray shirka Garxajis (ISAAQ)

June, 21, 2018
Suldaanka Faysal Waraabe ee isrogroga ayaa taageeray shirka ...

Dhacdooyinka

Bahda Araabinews oo hambalyo u diraya lamaanaha Maryan X Seef iyo Badar Cumar Cali: SAWIRO

June, 21, 2018
Bahda Araabinews ayaa hambalyo u diraya lamaanaha Maryan ...

Wahaabiyada Sucuudiga iyo Imaaraadka oo Maraykanku cirka ka taageerayo oo Xudeyda weeraray

June, 13, 2018
Wahaabiyada Sucuudiga iyo Imaaraadka oo Maraykanku cirka ka ...

Dadkii duufaantu ku dhufatey ee Baki oo ka hadley deeq soo gaartey

May, 25, 2018
Dadkii duufaantu ku dhufatey ee degmada Baki ee ...

Cabdiwelli Gaas oo wuxuush iyo dugaag ku tilmaamey maamulka Muuse Biixi

May, 19, 2018
Cabdiwelli Gaas ayaa wuxuush ku tilmaamey maamulka Muuse ...

I accepted Islam after Trump’s Travel Ban

May, 17, 2018
My name is Sara, and I’m newly reverted. ...

Ceerigaabo oo dadku ka kacay markii Jeegaantu wada weerartey Ceel-Afweyn

May, 14, 2018
Ceerigaabo ayaa dadku ka kacay markii Jeegaantu wada ...

Baxsaneey ARAABAAY waa hees mardhow daawaha laga soo rogey

April, 25, 2018
Baxsaneey ARAABAAY waa hees mardhow daawaha laga soo ...