Monday, December 11th, 2017
header

Argagixiso macal gawaadhidooda wata oo isa soo dhiibey

Argagixiso macal gawaadhidooda wata ayaa isa soo dhiibey.

Guddoomiyaha Degmada Diinsoor Maxmed Nuur Shikshigow ayaa sheegay Shabaabkan in ay ka soo carareen howlagalada ay wadaan Ciidamada Xoogga Dalka.



“Waxaa is soo dhiibay xubno katirsan Shabaab,waxaa ay wataan gaari Cabdibile ah iyo hubkooda,waxaa ay ka kooban yihiin darawalkii gaariga iyo 5 qof, waxay haatan ku sugan yihiin degmadan Diinsoor, way la socdaan guud ahaan maamulka Koonfur Galbeed iyo talisyada ciidamada maamulka iyo kuwa dowladda Soomaaliya,” Ayuu yiri guddoomiye Ibraahim.



Xubnahan Shabaab ka tirsan ayaa ka soo tagay degaan lagu magacaabo Carabow oo khayaas ahaantii 154-KM dhanka Koonfureed kaga beegan degmada Diinsoor ee Gobolka Bay, halkaasi oo ay ku dhuumaalaysanayaan.



Qulqulka argagixisada ayaa soo badanaya kadib markii Maraykanka ku bilaabay ugaarsi u diidey harsiga. Argagixisada aya xalaashatay dhiiga Muslimiinta waxayna ku baxsadaan ayagoo dharka dumarka xidha.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Xirsi Xaaji Cali oo taageeray shirka taageerayaasha Wadani ku baaqeen

December, 10, 2017
Xirsi Xaaji Cali ayaa taageeray shirka taageerayaasha Wadani ...

Trump waa nin waalan oo u baahan in maskaxdiisa la baaro: xildhibaan Qabile

December, 10, 2017
Trump waa nin waalan oo u baahan in ...

Xiriir fiican waan la yeelan karnaa Sucuudiga haddii ay joojiyaan Yuhuuda ay ku xiran yihiin: Iiraan

December, 10, 2017
Xiriir fiican waan la yeelan karnaa Sucuudiga haddii ...

Qaramada midoobey oo saartay tirada sanadkan lagu diley Somaliya guud ahaan

December, 10, 2017
Qaramada midoobey ayaa saartay tirada sanadkan lagu diley Somaliya ...

Faahfaahino dilal ka dhacay Muqdisho iyo cida ka dambaysay

December, 10, 2017
Faahfaahino dilal ka dhacay Muqdisho iyo cida ka ...

Dhacdooyinka

Qurbajoogta ka soo jeeda Harawo oo codsi u diraya madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar

December, 2, 2017
Qurbajoogta ka soo jeeda Harawo ayaa codsi u ...

Samaroon xaqiisa Muuse Biixi oo askariya haka dhacsado maadaama Dir lagu joogo Somaliland

November, 25, 2017
Samaroon xaqiisa Muuse Biixi waa inuu ka dhacsadaa ...

Wasiir Abgaal oo fariin duulxula ku ganay Muuse Biixi

November, 23, 2017
Wasiirkii hore ee booska madhan ee boosaha Somaliland Maxamed ...

Sucuudiga oo xaramka ka madnuucay sawirada iyo muuqaalada la qaado iyo sababta

November, 23, 2017
Sucuudiga ayaa xaramka iyo masjidka rasuulkeena CSW ee Madiina ...

Hogaanka dhaqanka gobolka Awdal oo hambalyo u direy Wadani iyo Muuse Biixi digniina raaciyay

November, 22, 2017
Hogaanka dhaqanka gobolka Awdal ayaa hambalyo u direy Wadani ...

Doorashadii maamulka Somaliland oo u dhacdey sidii dagaalkii SNM u dhexeeyay 1993: DAAWO

November, 22, 2017
Doorashadii maamulka Somaliland ayaa u dhacdey sidii dagaalkii SNM ...

Imaaraadka oo lagu helay inay hubeeyaan maamulada dalka ka jira: WARBIXIN

November, 19, 2017
Imaaraadka ayaa lagu helay inay hubeeyaan maamulada dalka ka ...