Tuesday, May 22nd, 2018
header

Deg deg: Bisha Ramadaan oo laga arki waayay meelo badan

Bisha Ramadaan ayaa laga arki waayay meelo badan oo ka mida caalamka Muslimka taas oo laysku raacay in la dhameeyo bisha Shacbaan oo 30 ah beri, maalinta Khamiista ahna ay tahay maalinta koowaad ee Ramadaan.




Wadamada iyagu shaaciyay ama soomaya Khamiista waxa ka mida Malaysiya, Cumaan, Ciraaq, Urdun, Baxrayn, Turkiga, Siiriya iyo Ustareeliya oo sheegay in aan lagu guulaysan in la arko curashada bisha Ramadaan.




Somaliya ayaan iyagu welli ka hadlin curashada bisha Ramadaan iyo in laga arkey gobolada dalka lagana sugayo inay war ka soo saaraan xilliga aan warkan aan qoreyno oo saacada geeska Afrika tahay 07:00 fiidnimo.

Sucuudiga oo Muslimiinta Yurub inta badan la soomaan ayaa isna sheegay in ayna suuragal noqon in la arko bisha Ramadaan isla markaana la dhamaysirayo bisha Shacbaan lana soomi doono maalinta Khamiista.

Bisha cusub ayaa la arki karaa keliya 5 daqiiqo marka cadceedu dhacdo kadib ama ugu badnaan 7 mirir sida ay sheegeen culimada ku takhasusay dhul meerayaaha dusheena.

Aduunka Muslimka ayaa badankiisu soomi doonaa habeen dambne oo Khamiisa bishuna tahay 17 Maajo.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Hal goob oo dhowr mar argagixisadu ku xasuuqdey dad shacaba

May, 21, 2018
Hal goob oo ku taal Muqdisho ayaa dhowr ...

Qaybtii 3 taxanaha Kala Haab oo meel xiise leh maraya

May, 21, 2018
Taxanaha Kala Haab ayaa meel xiise leh maraya. ...

Buundadii Buulaburde oo biyuhu webiga Shabeele dul socdaan: SAWIRO

May, 21, 2018
Buundadii Webiga shabeele ee Buulaburde ayaa biyuhu dul ...

Somaliya iyo qaramada midoobey oo dalbadey lacag gaaraysa 80 milyan

May, 21, 2018
Somaliya iyo qaramada midoobey ayaa dalbadey lacag gaaraysa ...

Khaatumo oo ku biirtey Butland iyo shir jaraaid ay kuy qabteen Garoowe

May, 21, 2018
Khaatumo ayaa ku biirtey Butland iyo shir jaraaid ...

Dhacdooyinka

Cabdiwelli Gaas oo wuxuush iyo dugaag ku tilmaamey maamulka Muuse Biixi

May, 19, 2018
Cabdiwelli Gaas ayaa wuxuush ku tilmaamey maamulka Muuse ...

I accepted Islam after Trump’s Travel Ban

May, 17, 2018
My name is Sara, and I’m newly reverted. ...

Ceerigaabo oo dadku ka kacay markii Jeegaantu wada weerartey Ceel-Afweyn

May, 14, 2018
Ceerigaabo ayaa dadku ka kacay markii Jeegaantu wada ...

Baxsaneey ARAABAAY waa hees mardhow daawaha laga soo rogey

April, 25, 2018
Baxsaneey ARAABAAY waa hees mardhow daawaha laga soo ...

Bahda ARAABINEWS oo hambalyo u diraya Khaalisa Cabdi Aadan iyo Maxamed Cali Cusmaan

April, 23, 2018
Bahda ARAABINEWS ayaa hambalyo u diraya Khaalisa Cabdi ...

Ardeyda dugsiga sare ee ARAABI oo ka qaybgalay balaadhinta dugsigooda: SAWIRO

April, 23, 2018
Ardeyda dugsiga sare ee ARAABI ayaa ka qaybgalay ...

Danab ama biriq lamaane aqal galay ku dishey Caabud-waaq

April, 23, 2018
Danab ama biriq lamaane aqal galay ku dishey ...