Saturday, July 21st, 2018
header

Maxaa cusub

Meydka argagixisadii lagu diley weerarkii shalay oo welli yaala isla halkii lagu diley

Meydka argagixisadii lagu diley weerarkii shalay oo welli yaala halkii lagu diley. Argagixisadan oo afara oo lays dulsaaray ayagoo xiran tuute cusub oo dhawaan ciidanka loo ...

More Maxaa cusub News

Sidee madaxweyne Farmaajo loogu soo dhaweeyay Beljimka oo shir ka furmayo : SAWIRO

Sidee madaxweyne Farmaajo loogu soo dhaweeyay Beljimka oo shir bahdila loo fureyo. Shirka madaxweynaha Somaliya ka qaybgalayo oo ay diyaariyeen dawladaha ...

Madaxweynaha Khaatumo oo dibedda u saaray isku dir Cali Khaliif ka dhexbilaabay Dhulbahante

Madaxweynaha Khaatumo Cabdi Cagalule ayaa dibedda u saaray isku dirka Cali Khaliif ka dhexbilaabay Dhulbahante dhexdiisa. Cabdi Cagalule oo sanadkii hore ...

Faysal Waraabe oo faankii lagu yaqaanay saxaafada la soo istaagey iyo casuumad uu direy

Faysal Waraabe oo faankii lagu yaqaanay saxaafada la soo istaagey iyo casuumad uu u direy ninka Somali Itoobiyaanka ee Qalbidhagax ee ...

Boqorka Gabooye oo kabaha la dulmaray Saylici oo ka reebay dhexdhexaadinta beelaha ISAAQ

Boqorka Gabooye ayaa kabahala dulmaray Saylici oo ka reebay dhexdhexaadinta beelaha ISAAQ ee ku dagaalamaya Ceelafweyn. Boqorka Gabooye ayaa yiri malaha ...

Faahfaahintii u dambeysay argagixiso weerartay agagaarka madaxtooyada

Faahfaahintii u dambeysay argagixiso weerartay agagaarka madaxtooyada Somaliya. Argagixisada oo hadda la diley dhamaantoodba ayaa waxay soo xirteen dharka ciidanka si ...

Taliyihii Axmed Madoobe u diidey Kismaayo oo ka degay Garbahaaray

Taliyihii Axmed Madoobe u diidey Kismaayo ayaa ka degay Garbahaaray. Taliye Cali Maxamed Maxamuud ayaa loo magacaabay qaybta 43-naad ee ciidanka dawlada ...

Madaxweynaha Eritariya Afewerki oo beri oo Sabtiya ku sii jeeda Itoobiya

Madaxweynaha Eritariya ayaa beri oo Sabtiya ku sii jeeda Itoobiya. Socdaalka madaxweynaha Eritariya ayaa imaanaya kadib booqasho uu Cabi Axmed ku ...

Siyaasi been ku qabtey Cali Khaliif oo yiri maba ogeyn dagaalka Tukaraq

Siyaasi been ku qabtey Cali Khaliif oo yiri maba ogeyn dagaalka Tukaraq. Siyaasigan da'da yar ee jooga Laascaanood ayaa yiri Cali ...

Ingiriiska oo banaanbax weyn kala hortagey Trump: kuma rabno: SAWIRO

Ingiriiska ayaa banaanbax weyn kala hortagey Trump una muujiyay sidey u neceb yihiin. Trump oo lagu yaqaan isku dirka dadka asagoo ...

Maamulka Axmed Madoobe oo Kismaayo u diidey taliye ciidan oo la magacaabay

Maamulka Axmed Madoobe ayaa Kismaayo u diidey taliye ciidan oo dawlada dhexe u soo magacaabtey xerada 43-naad oo ay degan yihiin ...

Imisa lacag ayuu helayaa xulka ku guulaysta koobka kubadda cagta aduunka

Imisa lacag ayuu helayaa xulka ku guulaysta koobka kubadda cagta aduunka. Waxa dhamaad ku dhow koobka aduunka oo Axada soo socota ...

Ninka ugu cidiyo dheer aduunka oo Hindi ah oo ugu dambeyn laga jaray

Ninka ugu cidiyo dheer aduunka oo Hindi ah ayaa ugu dambeyn laga jaray. Ninkan oo lagu magacaabo Shridhal Shilaal ayaa gacanta ...

Cali Khaliif oo hadda leh waxba kama ogin dagaalka Muuse Biixi ku qaaday Tukaraq

Cali Khaliif ayaa hadda leh waxba kama ogin dagaalka Muuse Biixi ku qaaday Tukaraq dhinaca kalana welli rajaynaya in Muuse Biixi ...

Wasiirka duulista oo amar ka soo saaray adeegyada ay helaan rakaabku

Wasiirka duulista ayaa amar ka soo saaray adeegyada ay helaan rakaabku gaar ahaan diyaaradaha ka shaqeeya madaarka magaalada Muqdisho. Wasiirka ayaa ...

Masuuliyiinta kilinka shanaad ee Itoobiya oo xaqiijiyay maxaabiis ooda laga qaaday

Masuuliyiinta kilinka shanaad ee Itoobiya ayaa xaqiijyay maxaabiis ooda laga qaaday kadib amarkii uu bixityay raiisal wasaaraha cusub ee Itoobiya Cabi ...

Xeebta gobolka Awdal ee duufaantu ku dhufatay ma u baahan tahay caawiyo markaad fiiriso muuqaalkan

Xeebta gobolka Awdal ee duufaantu ku dhufatay ma u baahan tahay caawiyo markaad fiiriso muuqaalkan. Dhawaan ayay ahayd markii duufaani ku ...

Kurueeshiya oo garaacdey Ingiriiska oo daalay lana ciyaari doonta Faransiiska Axada

Kurueeshiya ayaa garaacdey Ingiriiska oo daalay lana ciyaari doonta Faransiiska maalinta Axada ciyaarta kama dambeysta oo ka dhici doonta garoonka weyn ...

Muuse Biixi habaryartii oo ka qayliday gudoomiyaha hay’adda shaqaalaha

Muuse Biixi habaryartii ayaa ka qayliday gudoomiyaha hay'adda shaqaalaha ee maamulkiisa kaas oo welli jagada sii haya inkastoo jagadu tahay magac ...

Puntland oo hub ka dhigis ku bilaabaysa qaybteeda Gaalkacayo

Puntland ayaa hub ka dhigis ku bilaabaysa qaybteeda Gaalkacayo. Gudddoomiyaha Magaalada  Gaalkacyo ee Puntland  Mudane Maxamuud Yaasin Axmed Tumey ayaa warbaahinta u ...

Madaxweyne Farmaajo oo dalka ku soo laabtey kadib socdaalkii Turkiga: SAWIRO

Madaxweyne Farmaajo ayaa dalka ku soo laabtey kadib socdaalkii Turkiga. Madaxweynaha ayaa ka mid ahaa madaxda 20 dal oo lagu casuumay ...

Faransiiska oo garaacay Beljim sidaana ku gaaray ciyaarta kama dambeysta

Xulka Faransiiska ayaa garaacay Beljim sidaana ku gaaray ciyaarta kama dambeysta. Beljim ayaa muujisay ciyaar xoogan laakiin dhaafi wayday difaaca Faransiiska ...

Dhacdo uguba: qurbajooge diley walaalkii oo qolqol jooga iyo waxa sababay

Dil foolxun oo cirweyni ayaa ka dhacay Muqdisho kaas oo suda la sheegay nin uu ku diley walaalkii oo qolqol jooga. ...

Cabi Axmed oo amrey in ooda laga qaado maxaabiista ku xiran Jigjiga

Raiisal wasaaraha Itoobiya Cabi Axmed ayaa amrey in ooda laga qaado maxaabiista ku jirta jeelka weyn ee Jigjiga ee loo yaqaan ...

Dilka Oromadu ku wado Somalida oo kordhey iyo 5 lagu diley Jinacsani

Dilka Oromadu ku wado Somalida oo kordhey iyo 5 Smali oo lagu diley Jinacsani oo ah magaalo qadiimi ah oo ay ...

Saraakiisha dhalinyarada ee ku jira ciidanka oo soo badanaya: SAWIRO

Saraakiisha dhalinyarada ee ku jira ciidanka oo soo badanaya. Taliyaha ciidanka qaranka Jeneraal Gorod ayaa la kulmey dhalinyarada ciidanka ku jira ...

Garaad Cabdullaahi Cali Ciid oo ka yaqyaqsoodey Axmed Samatar oo xoolo siiyay askarta Muuse Biixi

Garaad Cabdullaahi Cali Ciid ayaa ka yaqyaqsoodey Axmed Ismaaciil Samatar oo xoolo siiyay askarta Muuse Biixi ee Tukaraq ku barakiciyay shacabka ...

Maayerka Boorama oo ka jawaabay eedaymo soo noqnoqanaya

Maayerka Boorama ayaa ka jawaabay eedaymo soo noqnoqanaya oo ku saabsan inuu cashuuro korodhsadey iyo musuq baahsan. Xafiiska maayerkan gfadhiidka ah ...

Xasan Cali Kheyre oo eryay wasiir ka tirsan xukuumadiisa

Xasan Cali Kheyre ayaa eryay wasiir ka tirsan xukuumadiisa. Xukuumada Xasan Cali Kheyre oo xad dhaafa ayaa wasiirada badankoodu iska qaataan ...

Itoobiya iyo Eritariya oo qalinka ku duugey heshiis hordhaca: SAWIRO

Itoobiya iyo Eritariya ayaa qalinka ku duugey heshiis hordhaca oo labada u sahlaya inay ka baxaan xiriiriga ay u jiraan. Itoobiya ...

« Back    More »

Maxaa cusub

Ku xigeenka Faysal Waraabe oo qaba in Awdal saami ka maqneyn laakiin wax ha akhriyaan

July, 20, 2018
Ku xigeenka Faysal Waraabe ayaa qaba in Awdal saami ka maqney laakiin ay u baahan yihiin inay wax ...

Maraykanka oo ka farxiyay Somali haysata sharciga aan joogtada ahayn iyo tirada

July, 20, 2018
Maraykanka ayaa ka farxiyay Somali haysata sharciga aan joogtada ahayn dalkaasi. War ka soo baxay wasaarada arimaha gudaha ...

Faysal Waraabe oo hadda qirsan inay dawlada Somaliya ka mid yihiin

July, 20, 2018
Faysal Waraabe ayaa hadda qirsan inay dawlada Somaliya ka mid yihiin. Faysal Waraabe oo sheegta inuu toogan lahaa ...

Maraykanka oo urur argagixisada qarsoodi u ahaa ku daray liiska ay madnuuceen

July, 20, 2018
Maraykanka ayaa urur diimeed kale oo ka jira dalka ku daray liiska argagixisada. Ururkaan oo aan hore loo ...

C/raxmaan Ciro oo taabtey saami qaybsiga sheegayna inay Muuse Biixi u taalo

July, 20, 2018
C/raxmaan Ciro ayaa taabtey saami qaybsiga sheegayna inay Muuse Biixi u taalo una oolin guurti wqtigeedii dhacay oo ...

Siyaasiga Cali Gurey oo caytamay: Koofurta waxaan nidhaa hooyadiin u sheega

July, 19, 2018
Siyaasiga Cali Gurey ee maamulka Somaliland kana tirsanaa kooxdii indha lahayd ee SNM ee Mingeste hubka soo siiyay ...

Somaliya oo ku biirtey suuqa ganacsiga ee bariga iyo Koofurta Afrika: SAWIRO

July, 19, 2018
Somaliya ayaa ku biirtey suuqa ganacsiga ee bariga iyo Koofurta Afrika. Raiisal wasaare Xasan Cali Kheyre oo qalinka ...

Halkee ku dambeysay lacagtii Imaaraadka ee lagu qabtey garoonka Muqdisho

July, 19, 2018
Halkee ku dambeysay lacagtii Imaaraadka ee lagu qabtey garoonka Muqdisho. Lacagta la qabtey ayaa ku dhaweyd 10 milyan ...

Muuse Biixi go’aan kama gaari karo masayrka gobolada Sool iyo Sanaag: Cabdiwelli Gaas

July, 19, 2018
Muuse Biixi go'aan kama gaari karo masayrka gobolada Sool iyo Sanaag waa hadalkii Cabduwelli Gaas oo maamuladii ka ...

Maxkamada ciidanka oo dhalinyaro xukuntey iyo dambiyada lagu helay: SAWIRO

July, 19, 2018
Maxkamada ciidanka ayaa dhalinyaro ka tirsanayd ciidanka xukuno ku ridey. Dalinyartan ayaa ka tirsanaa guutada 14-ka Oktoober oo ...

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmey Cali Khaliif iyo Faysal Waraabe

July, 19, 2018
Madaxweyne Farmaajo ayaa la kulmey Cali Khaliif iyo Faysal Waraabe oo isagu dood maran la yimi Meesha rabayna ...

Oday dhaqameed ku daalnaya armey inoo dhaamaan habar dhaqameed: Cadar Kaahin Axmed

July, 18, 2018
Oday dhaqameed ku daalnaya armey inoo dhaamaan habar dhaqameed Somaliyeed si aan uga baxno dhibaatada qabiil iyo qolooyinka ...

Beel Ciise oo Boorama dhul looga celiyay beel Samaroon oo si cadho leh uga hadashay

July, 18, 2018
Beel Ciise oo dhul looga celiyay beel Samaroon ayaa si cadho leh uga hadashay sida wax u dhaceen. ...

Dhacdo naxdina: gabadh yar oo dhiig bax ugu dhimatey Dhuusamareeb iyo sababta

July, 18, 2018
Gabadh yar ayaa dhiig bax ugu dhimatey magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug sida ay sheegeen dhaqaatiirta isbitalka magaalada ...

Xiriirka Itoobiya iyo Eritariya oo xawli ku socda iyo diyaaradii labaad oo Asmara u duushey: SAWIRO

July, 18, 2018
Xiriirka Itoobiya iyo Eritariya oo xawli ku socda iyo diyaaradii labaad oo Asmara u duushey. Kadib siyaasada furfuran ...

C/qaadir Jirde oo qarxiyay : Itoobiya abaal inooma hayso Farmaajana yaynaan afka la gelin

July, 18, 2018
Xildhibaanka xisbiga Wadani ee C/qaadir Jirde aya ku qarxiyay Muuse Biixi sheegayna in Itoobiya wax abal ah ugu ...

Siyaasi Mawliid Daahir oo reer Awdala oo qaba in qori caaradii lagu raadsado saamiga

July, 18, 2018
Siyaasi Mawliid Daahir oo reer Awdala ayaa qaba in qori caaradii lagu raadsado saamiga. Wuxuu yiri hadaan saami ...

Wasiir Beyle oo uu ku dhegan yahay wasiiru dawlihiisa iyo warqad uu ka qorey

July, 18, 2018
Wasiir Beyle oo uu ku dhegan yahay wasiiru dawlihiisa iyo warqad uu ka qorey. Maxamed Xayir Ibrahim ayaa ...

Xildhibaanada reer Awdal oo ka xanaaqay jawaab Muuse Biixi ku diidey in xukunka lala qaybsado

July, 17, 2018
Xildhibaanada reer Awdal ayaa ka xanaaqay jawaab Muuse Biixi ku diidey in xukunka lala qaybsado. Muuse Biixi ayaa ...




QORAALADIINA

Suldaan Wabar soo rogaal celi maxaase laga filan karaa kacdoonkiisa

July, 1, 2018
Suldaan Wabar soo rogaal celi maxaase laga filan ...

Muwaaddiniinta shalay kal iyo laab u taageeray Farmaajo….

June, 19, 2018
Muwaaddiniinta shalay kal iyo laab u taageeray dhaqanka ...

Maxay ka dhigneyd booqashadii RW Abiy Axmed Cali ku yimi Somaliya

June, 17, 2018
Maxay ka dhigneyd booqashadii Raiisal wasaare Abiy Axmed ...

Balaayo daaman la qabtay leedahaye dabo la qabto ma leh: Faalo

June, 11, 2018
Balaayo daaman la qabtay leedahaye dabo la qabto ...

Shirqoolkii dabinka umadeena Somaliyeed Koofur iyo Woqooyi oo soo afjarmaya

June, 9, 2018
HAMBALYO CADOWGII ,SHIRQOOLKII ,DABINKII UMADEENA SOMALIYEED WAQOOYI & KOONFUR ...

NEWS IN ENGLISH

Swedish government targets dual marriage practice boosted by migrant influx

July, 19, 2018
Sweden’s Ministry of Justice has launched a probe ...

West & its Arab stooges are terrified of a genuinely independent Yemen

June, 24, 2018
This war was initiated as a ‘proxy’ war ...

For Once, Mogadishu Can Watch World Cup With Little Fear

June, 22, 2018
For years, residents of Mogadishu wanting to watch ...

UAE to give Ethiopia $3 billion to ease foreign currency shortage

June, 17, 2018
The United Arab Emirates pledged a total of ...

Music returns to Jeddah parks and restaurants after 40 years

June, 10, 2018
The city of Jeddah is witnessing the return ...

Ethiopian Airlines makes African aviation history with 100th aircraft in active service

June, 10, 2018
Ethiopian Airlines has taken delivery of its 100th ...

A year into Qatar’s blockade how the country did

June, 6, 2018
It's been a year since three of Qatar's ...

Trump’s Election Led Me to Islam

May, 17, 2018
My name is Michael Cummings, but am changing ...

Yes, My name is Hilal and I am a Muslim

May, 17, 2018
I’ve been raised in a Christian family, on ...

Propaganda against Islam Made Me Muslim

May, 16, 2018
Almost immediately after logging onto Facebook and posting ...

Oldest women says my long life is a punishment from God as she approaches her 129th birthday

May, 16, 2018
A Russian woman is claiming to be the ...

Iran says it will honor the deal if it receives economic benefits

May, 14, 2018
Iran's state-run news agency says the hardliners submitted ...

Groom killed during wedding celebrations in India

May, 2, 2018
Indian police on Tuesday arrested a man accused ...

One of the world’s longest gas pipelines from Russia to China almost complete

May, 2, 2018
The construction of the 3,000km Power of Siberia ...

Huge dead zone in Gulf of Oman is far worse than feared – but what is it?

May, 1, 2018
A large ‘dead zone’ in the Gulf of ...

Meta