Tuesday, April 16th, 2024
header










Meta







Warar xiise leh

Madaxweyne Framaajo oo ciidan tayo leh ku wareejiyay Xasan Culusow

Madaxweyne Farmaajo oo xilka wareejiyay maanta ayaa shaaca ka qaaday arin aad u muhiima oo ah ciidanka qaranka. ''Waxaan kugu wareejiyay ciidan gaaraya 5000 oo ku ...

More Warar xiise leh News

Horgale Xasan Sheekh oo qaybtiisa ka qaatay lacagtii Imaaraadka

Horgale Xasan Sheekh ayaa Imaaradka ku wareejay lacagtii ay rabeen inay dalka ku qasaan. Safiirka Imaaraadka oo aad u qoslaya ayaa ...

Askarta Yukrayn oo inteyna gaajo u dhiman isku dhiibey Ruushka

Ciidanka Ruushka ee go'doomiyay askar Yukrayn ka tirsan iyo ajaanib ay ku jiraan ururka akhwaan Muslimiin ayaa isa soo dhiibey kadib ...

Madaxweyne Farmaajo oo tusay horgale Xasan Sheekh madaxtooyo cusub

Madaxweynaha diidey inuu laaluush bixiyo si xildhibaanadu ugu codeeyaan ayaa albaabka madaxtooyada ka furey horgale Xasan Sheekh tusayna madaxtooyo dhisan oo ...

Ruushka oo lacagtii ugu badnayd ay ka soo galayso gaaska sanadkan

Waxa gebi ahaanba burburey cunaqabatayntii Maraykanka iyo kooxdiisu saartey Ruushka. Halka dhaqaalaha khaniisiinta reer galbeedku marayo sixir barar kii ugu xumaa, ...

Askar Maraykanku keenayo oo si aada looga deyriyay xilli dalku horgale

Maraykanka ayaa maalin kadib doorashada horgalaha weyn ee Xasan Sheekh sameeyay ku xad-gudub xornimada dalka asagoo ku dhawaaqay inuu keenayo askartiisa. ...

Dayib Erduqaan oo diidey laba wadan inay ku soo biiraan xulafada Maraykanka

Kadib markii Maraykanku Ku qasbay wadamada Finlaan iyo Iswiidhan inay ku soo biiraan xulafadiisa uu hogaamiyo ayaa Rajab Dayib si cad ...

Ingiriiska oo farxad iskala hayn waayay doorashada Xasan Sheekh

Halka Somalida badankeeda ay xalay u ahay habeen murugo leh halkii ay ka sugayseen in xildhibaanadu u hiiliyaan  isbedel doonka cusub, ...

Madaxweyne Farmaajo wuxuu ahaa madaxweyne u babac dhigey weeraro nooc kasta

Tan iyo maalintii uu xukunka la wareegay waa madaxweynaha keliya ee lagu bilaabay weerar dhinacyo badana, ilaa Kiiniya markii dambe ay ...

Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay munaasabada ciida

Madaxweynaha Somaliya oo hambalyada ciidal fidriga fariin u direy ummada Soamliyeedmeel ay joogtaba ayaa ka hadlay faaiidada ku jirta in laga ...

Kiiniya oo duqeyn aargoosasho ah ka bilowday Ceel-Waaq

Wararka aan ka helayno Ceel-Waaq oo xero ku taal dhawaan ay Kiiniya isku dayday inay ku boobto kuraasta gobolka Gedo ayaa ...

Ciidan kun ka badan oo Yukrayna oo is dhiibay

Miltariga Ruushka ayaa so bandhigey ugu yaraan 500 ka mida ciidanka Yukrayn ee dagaalka kaga jiray magaalo xeebeedka Mariyobol ee ku ...

Xildhibaanada Koofur galbeed oo muujiyay laandheerinimo

Waxa wadatashi magaalada Baydhabo isugu imaan doona dhaman xildhibaanada maamulka Koofur galbeed oo markii ugu horeysay muujiyay isku duubni iyo kala ...

Hirshabeele oo cadho ka muujisay xildhibaanadii Rooble ka reebay liistada

Maamulka Hirshabeelle ayaa qoraal uu caawa soo saaray ku sheegay sida ay uga cadhaysan yihiin liistadii ay soo gudbiyeen oo xildhibaan ...

Woqooyiga Kuuriya oo tuurtey gantaal ka nixiyay Maraykanka

Kuuriyada Woqooyi ayaa faahfaahisaynooca gantaal ee ay ku tuurtey biyaha Jabaan kaas oo ah mid aad uga nixiyay Maraykanka iyo xulafadiisa ...

Rajab Erduqaan oo jawaab kulul ka bixiyay inuu wareejiyo hubkiisa

Madaxweymnaha Turkiga ayaa jawaab kulul ka bixiya soo jeedin ka timi Maraykanka oo leh inuu gantaalihiisa laga baqo ee uu Ruushka ...

Amisom oo lagu eedeeyay inay qayb ku lahayd weerar ka dhacay Muqdisho

Waxa maanta casarkii kadib weerar lagu qaaday qayb  ka mida garoonka Muqdisho ayadoo booliisku shegay inay weerarkaa gaysteen laba dhalinyaro ah ...

Kiiniya oo ku adkaysatey in doorashada lagu qabto Ceel-Waaq

Horjooge Axmed Madoobe oo Kiiniya ku hayso Kismaayo ayaa sheegay inay doorashada inta hadhan ku qaban doonaan Ceel-waaq oo Kiiniya ay ...

Mar hadii sumcadii ka dhimatey ururka kubada cagta aduunka maxay ???

Waxa sumcadii ka dhimatey urur sheegan jirey inay iyagu maamulaan kubadda cagta adiuunka laakiin hadda dabada u ruxa siyaasada Maraykanka isla ...

Sacuudiga oo joojiyay talaalkii Karoonaha ee laga rabay xujaajta

Sacuudiga ayaa sheegay inay qaadeen xayiraadihii Karoonaha hadda laga bilaabana aan loo baahnayn in qofka imaanaya dalka u soo qaatey talaalka ...

SSC oo ciidamadooda heegan geliyay iyo taariikhda gobolada Woqooyi

Waraysi xiise leh iyo ciidamada Khaatumo oo heegan la geliyay iyo weliba taariikhda gobolada Woqooyi. Waa barnaamij lagu falanqayn doono booqashada ...

Muuse Biixi intuu cirku u jiro ayuu ictiraaf u jiraa: Dr C/samad Nageeye

Madaxweynaha AWdalstate ayaa bixiyay waraysi xasaasiya oo uu kaga hadlay safar xitaa xildhibaanada Maraykanku fahmi waayeen wuxuu ku hadlayo oo ay ...

Dr Xaamud aw Cali Maasheeye oo ka waramay warqado laga gudbiyay Muuse Biixi

Shacabka reer Woqooyiga ee degan magaalada Waashinton ee dalkaasi Maraykanka ayaa dibedbax kala hortagay horjooge Muuse Bixi oo ay Maraykanka ku ...

Waa iska dalxiis booqashada horjooge Muuse Biixi: Dr C/samad Nageeye

Madaxweynaha Awdalstate Dr C/samad Nageeye ayaa faahfaahin dheeraada ka bixiyay ku xigeenkiisa halgamaa Maxamed Jaamac oo dhawaan laga soo daayay jeelka ...

Armenia to establish diplomatic relations with Turkey

Armenia is ready to establish diplomatic relations with Turkey and to open the borders, Armenian Foreign Minister Ararat Mirzoyan said. While Turkey ...

Sacuudiga oo ka nixiyay Maraykanka iyo doolarkiisa

Warbaaihin Maraykana oo naxsan ayaa qortey in Sacuudigu hadda kadib uu saliidiisa ku gadan doono kolba lacagta dalka uu ka gadanayo ...

Turkiga oo soo faqay laba wejiilaynta reer galbeedka

Madaxweynaha Turkiga ayaa ka hadlay laba wejiilaynta reer galbeedka oo Yukrayn kula cararaya reer Yurub halka iyaguna garaacayeen labaabka muddo 20 ...

Warbaahinta reer galbeedka oo ka cararay Ruushka kadib markii

Warbaahinta beenta lagu yaqaan ee reer galbeedka ugu weyn ayaa ka cararay Ruushka kadib markii madaxweynaha dalkaasi uu taagay sharci xidhaya ...

Muxuu ahaa qaraarka ay Somaliya taageertay ee ka dhana Ruushka

Waxa maalin dhow cod loo qaaday qaraar ay reer galbeedkk diyaariyeen oo lagu cambaaraynayo hawl-galka Ruushku ka wado Yukrayn halkaas oo ...

Madaxweynaha Ruushka oo ka hadlay sida cunaqabatayntu u saamaysay iyo Turki oo

Maraykanka ayaa cagajugleyn badan awgeed ku qasbay reer Yurub inay saaraan cunaqabatayn Ruushka tii ugu adkayd inkastoo ilaa hadda ay ka ...

« Back    More »

Maxaa cusub

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo mardhow soo idlaaday ayaa Yuhuuda uu ka soo gaaray khasaare ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda Xalane kadib weerar ilaa hadda socda oo ay ku fasaxday ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday inuu Iiraan ka weeraro saldhigyada milatari ee uu ku leeyahay ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato xasuuqii Yuhuudu ka gaysatay safaaradeedii Suuriya oo saraakiil iyo shacab ...

Ruushka oo tijaabiyay gantaal rajo tiraya difaaca Maraykanka

April, 13, 2024
Wasaarada difaaca ee Ruushka ayaa shaacisay inay tijaabisay gantaal rajo tiraya difaaca cirka ee Maraykanka xilli kooxda Xalane ...

Heshiiska badda ee Soomaaaliya iyo Turkiga yaa ka naxay ma Axmaarka mise??? XASAASI

February, 24, 2024
Turkiga iyo Soomaaliya ayaa qalinka ku duugay heshiis labada dhinacba dan u ah oo soo socday ilaa dawladii ...

Caruurtii uu hooyadood ku hor gubay oo afka furtay: Qaracan runtii

February, 21, 2024
Maxkamad samirsiin u ah qoyska la baxsaday gacan ku dhiiglaha xaaskii gubay ayaa lagu qabtey Muqdisho. Waxase qaracana ...

Qisada Cumar binu Khadaab iyo haweenay oynaysa

February, 20, 2024
Qisada amiir Cumar binu khadaab iyo haweenayda ooyaysa. Waxa u caadi ahayd amiirka xilligiisii inuu habeenkii magaalada Madiina ...

Dawlada Somaliya oo si toosa u sheegtay aqoonsiga Awdalstate

February, 13, 2024
Dawlada Somaliya oo si cad u sheegtay inay aqoonsanayso maamul ay leeyihiin shacabka gobolka Awdal oo iyagu si ...

Madaxweynaha Awdalstate Dr Nageeye oo Muqdisho lagu soo dhaweeyay

February, 8, 2024
Madaxweynaha Awdalstate Dr Cabdisamad Nageeye ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Muqdisho halkaas oo uu ka jeediyay ...

Qisada wiil aan masjidka laga waayin oo gabadh qurxoon dhexda ku sugi jirtay

January, 28, 2024
Qisada waxa magacaeeda la yiras wiilkii qabriga ka dhex hadlay.  Waqtigii rasuulkeena scw scw waxa jiray wiil dhalinyara ah ...

Dagaal aan la galno Soomaaliya haba sheegin kala jarna hadalkeed daa: Cabi Axmed

January, 27, 2024
Raiisal wasaaraha Itoobiya Cabi Axmed oo gartay inuu bad galay ayaa sheegay inayna dan ugu jirin dagaal uu ...

Tiirarka salaada ee hadaanad iska hubin ayna salaadaadu jirin

January, 22, 2024
Tiirka salaada oo aad qalado salaadaadu waa kakac Salaadu waxay leedahay tiirar aan laga gudbi karin, haddii aad ka ...

Axmaar Cabi Axmed ma ku dhiiran karaa inuu Awdal xoog ku galo

January, 9, 2024
Waa su'aal dad badan oo khuburo is weydiinayaan. Sidee ku fushan karaa heshiiska uu la galay dhiigyacab Muuse ...

Hub nooceeya oo degdega ayaa dalku u baahan yahay

January, 9, 2024
Soomaaliya si ay u ilaashato qaranimadeeda ayadoo qaadaysa dhinaca is difaaca hub nooceeya ayay si degdega ugu baahan ...

Gaal kale ma soo degdegayo inta Turkigu saldhig ku leeyahay dalka

January, 9, 2024
Turkiga ayaa wacad ku maray inuu ilaaliyo qaranimo dhuleed ee dalka, Turkiga ayaa saldhiga Afrika ugu weyn ku ...

Kooxda Xalane oo walaacii ugu weynaa soo wajahay

January, 9, 2024
Sideed cisho ayaa bishani dhaaftaey waxayna shacabka Soomaaliyeed u ahayd sideed casho oo hadii dhiig laga saro aan ...

Banaanbixii ka dhacay Awdal oo walaac ku abuuray qorshaha Ingiriiska

January, 8, 2024
Reer Awdal ayaa maanta muujiyay arin ka yaabisay qorshaha weyn ee Ingiriisku ka lahaa gobolada Waqooyi gaar ahaan ...

Itoobiya ma guul taariikha ayay gaartey mise cidlo ayay taagan tahay

January, 2, 2024
Cabi Axmed waa Oromo Somalidu aad u taageertay qaasatan xilligii uu ku socday weerarka xun ee uga yimi ...

QORAALADIINA

Heshiiska badda ee Soomaaaliya iyo Turkiga yaa ka naxay ma Axmaarka mise??? XASAASI

February, 24, 2024
Turkiga iyo Soomaaliya ayaa qalinka ku duugay heshiis ...

Dagaal aan la galno Soomaaliya haba sheegin kala jarna hadalkeed daa: Cabi Axmed

January, 27, 2024
Raiisal wasaaraha Itoobiya Cabi Axmed oo gartay inuu ...

Kooxda Xalane oo walaacii ugu weynaa soo wajahay

January, 9, 2024
Sideed cisho ayaa bishani dhaaftaey waxayna shacabka Soomaaliyeed ...

Banaanbixii ka dhacay Awdal oo walaac ku abuuray qorshaha Ingiriiska

January, 8, 2024
Reer Awdal ayaa maanta muujiyay arin ka yaabisay ...

Itoobiya ma guul taariikha ayay gaartey mise cidlo ayay taagan tahay

January, 2, 2024
Cabi Axmed waa Oromo Somalidu aad u taageertay ...

NEWS IN ENGLISH

UK armed northern Somalia group start terrorising Las’anod town

February, 5, 2023
The secessionist group in Northern Somalia who called ...

Probe points to origin of drones used to attack Russia – media

December, 14, 2022
Drones used by Ukraine to attack targets in ...

Kadyrov says he is proud of EU sanctions against his daughters

December, 13, 2022
Chechen leader Ramzan Kadyrov said on Friday he ...

US rushing to replace weapons sent to Ukraine

November, 20, 2022
The US Army is speeding up its weapons ...

Grain can only send to poorer countries not the West: RUSSIA

November, 17, 2022
Russia supports the extension of the grain transport ...

Russia allows extension to grain deal

November, 17, 2022
Russia is “allowing a technical prolongation” of the Black Sea ...

North Korea fires more ballistic missiles – Seoul

November, 3, 2022
North Korea fired four short-range ballistic missiles into ...

Transition to electric cars projected to cost EU over half a million jobs

October, 31, 2022
The EU’s transition to electric cars may lead ...

Türkiye to export long-range artillery missile to Indonesia

October, 31, 2022
Major Turkish defense manufacturer Roketsan announced its first ...

Russia-Türkiye trade soaring

October, 21, 2022
Economic cooperation between Russia and Türkiye has been ...

China will work with Russia as ‘great powers’ – Xi

September, 15, 2022
Chinese President Xi Jinping wants to work with ...

US can’t save EU from energy crisis it creates

September, 5, 2022
The US is not able to ease the ...

Putin explains how Russia and Turkey will bypass the dollar

September, 5, 2022
Russian gas supplies to Turkey will be partly ...

US supports Ukraine attacking Crimea – Politico

August, 12, 2022
The US regards Ukrainian strikes on Crimea as ...

Russia explains rules for using nuclear weapons

August, 10, 2022
Russia is a responsible nuclear power and will ...

Meta