Ciidanka Danab oo hawlgal argagixiso baacsi ah ka fuliyay Sh Hoose: SAWIRO
Ciidanka Danab ayaa hawlgal argagixiso baacsi ah ka fuliyay Sh Hoose. Isniintii ayeey aheyd markii hawlgalkaan uu dhacay, iyadoo Taliska ciidanka Xoogga dalka Somaliya ay sheegeen in lagu burburiyay gaadiid qaraxyo u soo siday Magaalada Muqdisho.
Abaandulaha Ciidamada Xoogga dalka Somaliya C/laahi Cali Caanod ayaa sheegay laba gaadiid oo qaraxyo u soo waday Magaalada Muqdisho in lagu bur buriyay halkaasi.
Deeganada Hawlgalka ay ka dhaceen, ayaa waxa ay kala yihiin Awdheegle, Mubaarak, Daanyeerey iyo Ugunji oo dhamaantood ka tirsan Gobolka Shabellaha hoose.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...