Ciyaaraha Afrika oo meel kulul maraya iyo ciyaarihii u dambeeyay
Koobka ciyaaraha Afrika ayaa meel xasaasiya maraya iyadoo Sinigaal ku tumatey dalkaasi Tunisiya oo ahaan jirey horyaalka Afrika ama inta badan u soo bixi jirey koobka aduunka.
Ciyaarta ayaa qaybtii hore looga hormaray gool xulka dalkaasi Tunisiya iyadoo gabagabaya qaybtii danbana loo raaciyay midkale.
Tunisiya ayaa weerar badan qaaday laakiin uma suuragelin in ay dhaafaan difaaca Sinigaal oo aad u adag.
Waxa isla ciyaartaa barbar dhac galay xulalka Aljeeriya iyo Zimbabwe. Waxa caawa isku dhegan Dr Congo iyo Marooko xaga Ivory Coast iyo Togo ay ku dhamaatey eber iyo eber.
Berito waa Masar iyo Maali xaga Yugandha iyo Gaana ay ku qoran yihiin ciyaarta dambe ee bilaabmaysa 10 saacada Somaliya.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...