Dawlada Somaliya oo ka hadashay biyo la’aan ku soo korodhey dalka
Dawlada Somaliya ayaa ka hadashay biyo la’aan ku soo korodhey dalka. Gobolo badan oo dalka ayay abaari ka jirtaa iyo webiyo gudhey sida kan Shabeele ayadoo dhinaca Woqooyiga ay abaartu soo noqotey,
Saalim Caliyow Ibroow Wasiirka Tamarta iyo Biyaha Xukuumadda Soomaaliya oo la hadlay Warbaahinta ayaan sheegin waxa ay dawlad ahaan ka qabanayaan, codsise u dirtey hay’adaha.
Hay’adaha caalamka ayaa malaayiin doolar ku qaatey mashruucyo ayna fulin sida biyaha iyo kuwo kale oo yaryar.
Dawlada ayaan dejin wax qorshe ah oo ku aadan biyo fidinta dalka cududeedana ay isugu gaystey la dagaalanka argagixisada.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...