Friday, January 19th, 2018
header

Faahfaahino dilal ka dhacay Muqdisho iyo cida ka dambaysay

Faahfaahino dilal ka dhacay Muqdisho iyo cida ka dambaysay. Xaafada Siliga ameerikaanka ee Degmada Dharkenley ayaa  xalay waxaa lagu dilay nin la sheegay inuu dadka degaanka kamid ahaa, dilkiisa waxaa loo adeegsaday  Qori AK47, waxaana meydkiisa la keenay xarunta danbi barista..



Labo Wiil oo wada dhashay ayaa sidoo kale xalay  lagu dilay degaanka ceelasha biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho, waxaana dilkooda geystay Kooxo ka tirtsan argagixisada.

Ciidamada dawladda Soomaaliya oo soo gaaray goobaha ay ka dhaceen dilalka ayaa halkaasi ka sameeyay baaritaano, ilaa iyo haddana faahfaahin kama bixin cid lagu soo qabtay.



Amniga magaalada Muqdisho ayaa maalmihii lasoo dhaafay ahaa mid wanaagsan, waxaana ciidamada dawladda ay wadeen howlgallo lagu adkaynayo Ammaanka.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Muuse Biixi oo ka soo noqdey Addis ababa diideyna inuu ka hadlo safarkiisa yaase u hadley

January, 18, 2018
Muuse Biixi ayaa ka soo noqdey Addis ababa diideyna ...

3 qof oo Waraabe ku cuney deegaanada xeebta ee gobolka Awdal

January, 18, 2018
Dad Waraabe ku cuney deegaanada xeebta ee gobolka ...

Muuse Biixi ma xiri karo suldaan Cune: cuqaasha suldaanka oo hadley

January, 18, 2018
Muuse Biixi ma xiri karo suldaan Cune. Cuqaasha ...

Suldaanadii Muuse Biixi oo kala jabey iyo suldaan qaba in la eryo suldaanka guud

January, 18, 2018
Suldaanadii Muuse Biixi oo kala jabey iyo suldaan ...

Caasimada Ruushka oo lix daqiiqo oo cadceeda heshay bishii hore: SAWIRO

January, 18, 2018
Caasimada Ruushka ee Moosko ayaa lix daqiiqo oo ...

Dhacdooyinka

Nibiri ku soo caaryay xeeb ka mida xeebaha Somaliya iyo caruur ku ciyaaraysa

January, 9, 2018
Nibiri aad u weyn ayaa ku soo caaryay ...

Salaad Cali Jeelle oo khudbad qosola ka jeediyay furitaanka garoonka Garoowe

January, 8, 2018
Salaad Cali Jeelle ayaa khudbad qosola ka jeediyay furitaanka ...

Fanaanada Nakruuma iyo Luul Cali Xasan oo booqdey radiyihii qaranka iyo keydkiisa: SAWIRO

January, 7, 2018
Fanaanada Nakruuma iyo Luul Cali Xasan ayaa booqdey radiyihii ...

Xildhibaan Baar oo amaantey wasiirka qorsheynta Somaliya oo 5 milyan u keenay deegaankiisa

January, 6, 2018
Xildhibaan Baar ayaa amaantey wasiirka qorsheynta Somaliya oo ...

Somalida ku nool deegaanada Oromada oo cabsi la soo deristay

January, 5, 2018
Somalida ku nool deegaanada Oromada ayaa cabsi la soo ...

Haweenay Muslim ah oo u ordaysa madaxtinimada dalkaasi Ruushka

January, 3, 2018
Haweenay Muslim ah ayaa u ordaysa madaxtinimada dalkaasi Ruushka. ...

Araabinews oo booqatey deegaanada Jabanta iyo Dhoqle oo ka tirsan ismaamulka Somalida

December, 24, 2017
Araabinews ayaa booqatey deegaanada Jabanta iyo Dhoqle oo ...