Fanaanadii caanka ahayd ee Shamis Abokor Ismaaciil (Guduudo Carwo) oo saaka geeriyootey
Fanaanadii caanka ahayd ee Shamis Abokor Ismaaciil (Guduudo Carwo) ayaa saaka ku geeriyootey magaalada Hargeysa. Shamis ayaa leh taariikh mugleh oo ka mida taariikhaha fanka Somaliyeed.
Waxay ahayd fanaanad dadkeeda iyo dalkeeda jecel kana mid ahayd haweenkii ugu horeeyay ee soo gala fanaannimada qaybta heesaha iyo jilidda.
Shamis ayaa dadka badankiisu u yaqaanay hooyadii fanka Somaliyeed. Waxay aad uga xumaatey waraysiyo ay bixisay sida ummada Somaliyed ku sugan tahay burburka kadib.
Inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
February, 24, 2024
Turkiga iyo Soomaaliya ayaa qalinka ku duugay heshiis ...
February, 21, 2024
Maxkamad samirsiin u ah qoyska la baxsaday gacan ...
February, 20, 2024
Qisada amiir Cumar binu khadaab iyo haweenayda ooyaysa. ...
February, 13, 2024
Dawlada Somaliya oo si cad u sheegtay inay ...
February, 8, 2024
Madaxweynaha Awdalstate Dr Cabdisamad Nageeye ayaa si diiran ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...