Friday, December 14th, 2018
header

Faransiiska oo garaacay Kurueeshiya kuna guulaystey koobka aduunka

Faransiiska ayaa garaacay Kurueeshiya kuna guulaystey koobka aduunka markii labaad. Faransiiska ayay ka fadhidey ciyaarta qaybteedii hore waxana weerar joogta ah waday xulka Kurueeshiya oo muujiyay karti dheeraada.



Kurueeshiya oo ka soo go’day dalkii hore ee Yugaslafiya ayaa soo saftey ciyaaryahano aad u da’yar oo la soo baxay firfuircooni dheerada laakiin taas kuma ayna keenin inay goolal ku dhaliyaan.



Faransiiska oo soo safay ciyaaryahan iska dhala waaliodkoodna ka yimi Afrika galbeed iyo ta Woqooyi ayaa adkeysi kadib garaacay Kurueeshiya.

Labada guul ee guusha ayaa waxa keenay Pogba oo ka ciyaara Ingiriiska iyo ciyaaryahanka aabihii yahay Kamaruun ee Mbappe oo goolka quusgoynta keentay.



Waxa ciyaartan daawanaayay madaxweynaha Faransiiska iyo martigeliyaha Ruushka Putin. Ruushka ayaa lagu amaanay martigelinta ayadoo dhinaca amniga aad loo adkeeyay ayna dhicina wax rabshado ah.

Tababaraha xulka Faransiiska ayaa isna ka mid ahaa xulkii u horeeyay ee Farassiiska u qaada koobka aduunka sanadii 1998.

Rashii=d Ceelaanyo

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Madaxweynaha Jabuuti oo furey mashaariic Shiinuhu hirgelinayo

December, 13, 2018
Madaxweynaha Jabuuti ayaa furey mashaariic Shiinuhu Hirgelinayo. Madaxweynaha ...

Hadalo loo jeediyay shaqaale kooban oo Awdal laga qaatey

December, 13, 2018
Hadalo loo jeediyay shaqaale kooban oo Awdal laga ...

Hogaamiyihii argagixisada Shabaab Mukhtaar Roobow oo Baydhabo laga soo qabtey iyo sababta

December, 13, 2018
Hogaamiyihii argagixisada Shabaab Mukhtaar Roobow ayaa Baydhabo laga ...

Mashruucii banka Wajaale oo fashilmey iyo beeralay ku baaqay in la eryo Axmed Muumin

December, 13, 2018
Mashruucii banka Wajaale oo fashilmey iyo beeralay ku ...

Muxuu yahay heshiiska laga qayliyay ee shatiga lagu siiyay shirkad Shiine ah

December, 13, 2018
Muxuu yahay heshiiska laga qayliyay ee shatiga lagu ...

Dhacdooyinka

Siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi oo qarxiyay soo dhaweyn xumadii Saylici kala kulmey London

December, 1, 2018
Siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi ayaa qarxiyay soo dhaweyn ...

Cabdiwelli Gaas iyo Axmed Madoobe waxa soo kibriyay Xasan Sheekh: Camey

November, 30, 2018
Cabdiwelli Gaas iyo Axmed Madoobe waxa kibriyay Xasan ...

Mandheera oo martigelinaysa todobaadka dhaqanka Somalida: SAWIRO

November, 30, 2018
Mandheera ayaa martigelinaysa todobaadka dhaqanka Somalida. Waxa magaalada ...

Madaxweyne Farmaajo oo geedwalba ka xirey horjoogeyaasha qasaya dalka

November, 27, 2018
Madaxweyne Farmaajo ayaa geedwalba ka xirey horjoogeyaasha qasayay ...

Muuse Biixi waa ku dhici waayay inuu tago Badhan : xildhibaan Bulqaas

November, 26, 2018
Muuse Biixi waa ku dhici waayay inuu Badhan ...

Dr C/raxmaan Beyle oo wado cad ku ridey xildhibaano kuturi kuteen u dhaleeceeyay

November, 24, 2018
Dr C/raxmaan Beyle ayaa wado cad ku ridey ...

Liiska basaasiin u shaqayn jirey xukunkii Tigreega oo u joogeyay Somaliland oo la shaaciyay

November, 24, 2018
Liiska basaasiin u shaqayn jirey xukunkii Tigreega ee ...