Faransiiska oo garaacay Romaniya ciyaartii furitaanka ee koobka qaarada Yurub 2016
Xulka Qaranka ee Faransiiska ayaa garaacay xulka qaranka dalkaasi Romaniya oo soo bandhigey ciyaar quruxbadan inkastoo ciyaarta qaybteedii dambe laad xora ay Faransiisku guusha ku qaadeen.
Ciyaarta ayaa si caajisa ku bilaabantey waxana dardar cusub la soo baxay Romaniya oo ku dhawaaday in cidla diraan Faransiiska oo dadka badan kiisu qabaan in anu meel gaadheyn.
Si kastaba ha ahaatee waxay Faransiisku la hoydeen guusha makii ciyaaryahanka Payet uu laad xora kaga dhaliyay halkaas oo goolhayaha Romaniya aanu indha saarin.
Beri ayaa waxa Jira sadex ciyaarood oo kala Albaniya iyo Swizerland halka ururka B ay iyaguna ciyaari doonaan Ingiriiska iyo Ruushka iyo Wales iyo Slovakia.
Ingiriiska iyo Ruushka ayaa noqoneysa mid xiise leh marka aad eegto inta beri ciyaaraysa iyadoo laga baqayo in Ruushku ka badiyo Ingiriiska.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...