Tuesday, December 11th, 2018
header

Gaas oo Garoowe xariga kaga jaray wado Turkigu dhisay: SAWIRO

Gaas ayaa xariga ka jaray wadada wasaaradaha ee Garoowe. Waddadan ayaa dheerakeedu yahay 1.5 KM, waxaana ku baxday lacag gaaraysa $200,000 oo doolar, waxa dhistay shirkad Turki ah.

Shirkadan ayaa sidoo kale dhistey laga Garoonka diyaarada Garoowe ee Gen. Maxamed Abshir.




Dhismaha wadadan ayay dowladdu sheegtay in lagu dhisay isku tashi, inkastoo warar xog ogaal ah ay sheegayaan in wadadan uu maal-galiyay Bangiga Aduunka ( World Bank ), waana mid marka lafiiriyo tayada iyo nashqadayntaba ka duwan kuwii hore.




Madaxweynaha Puntland  Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo khudbad ka jeediyey xarig jarkii waddada ayaa sheegay in waddadan ay tahay wado halbowle ah oo faa’iidooyin badan wadanka kusoo kordhin doonta oo ay ugu horyso bilicda iyo isku socodka gaadiidka.

Magaalada Garowe ee xarunta Puntland ayaa sanadihii ugu danbeeyay waxaa ku soo biirayay waddooyin laamiya iyo dhismayaal qurux badan, kuwaas oo kor u qaaday bilicda caasimamada.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Mooshinka waxa dabada ka riixaaya argagixisada: Salaad Cali Jeelle

December, 10, 2018
Mooshinka waxa dabada wada argagixisada kooxda gaaleynta Muslimiinta ...

C/raxmaan Saylici oo ka waramay dalxiiskii uu Ingiriiska ku tagey

December, 10, 2018
C/raxmaan Saylici ayaa ka waramay dalxiiskii uu Ingiriiska ...

Shacabka Garoowe oo si lama filaana uga dhiidhiyay mooshin laga keenay Farmaajo

December, 10, 2018
Shacabka Garoowe ayaa si lama filaana uga dhiidhiyay ...

Raggii dilaayay Jamaal Khashowqi oo la ogaadey halka ay si toosa ula hadlaayeen

December, 10, 2018
Raggii dilaayay Jamaal Khashowqi ayaa la ogaadey halka ...

Banaanbaxyo ka dhacay Muqdisho iyo go’aano ka soo baxay gudoomiye Axmed Cawad: SAWIRO

December, 10, 2018
Banaanbaxyo looga soo horjeedo soo jeedinada waqti lumiska ...

Dhacdooyinka

Siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi oo qarxiyay soo dhaweyn xumadii Saylici kala kulmey London

December, 1, 2018
Siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi ayaa qarxiyay soo dhaweyn ...

Cabdiwelli Gaas iyo Axmed Madoobe waxa soo kibriyay Xasan Sheekh: Camey

November, 30, 2018
Cabdiwelli Gaas iyo Axmed Madoobe waxa kibriyay Xasan ...

Mandheera oo martigelinaysa todobaadka dhaqanka Somalida: SAWIRO

November, 30, 2018
Mandheera ayaa martigelinaysa todobaadka dhaqanka Somalida. Waxa magaalada ...

Madaxweyne Farmaajo oo geedwalba ka xirey horjoogeyaasha qasaya dalka

November, 27, 2018
Madaxweyne Farmaajo ayaa geedwalba ka xirey horjoogeyaasha qasayay ...

Muuse Biixi waa ku dhici waayay inuu tago Badhan : xildhibaan Bulqaas

November, 26, 2018
Muuse Biixi waa ku dhici waayay inuu Badhan ...

Dr C/raxmaan Beyle oo wado cad ku ridey xildhibaano kuturi kuteen u dhaleeceeyay

November, 24, 2018
Dr C/raxmaan Beyle ayaa wado cad ku ridey ...

Liiska basaasiin u shaqayn jirey xukunkii Tigreega oo u joogeyay Somaliland oo la shaaciyay

November, 24, 2018
Liiska basaasiin u shaqayn jirey xukunkii Tigreega ee ...