Saturday, July 21st, 2018
header

Himilada Awdal waa dekeda Lughaya, wadada Boorama-Saylac iyo garoon diyaaradeed

Himilada Awdal waa dekeda Lughaya, wadada Boorama-Saylac iyo garoon diyaaradeed.

Xamdi mahad mar hadii bulshada reer Awdal ku herdamayaan wax u qabo bulshadaada godoonka ka ah, bad, beri, iyo hawo.
waxay dhaamaantood mudanyihiin amaan iyo hambalyo himilada iskaa wax u qabso.
waxaan laga hadhinba waa la helaa.
waxan baaq u dirayaa dhamaan bulshaweyenta reer Awdal gudo iyo dibad balanteenu
waa ka bax saboolka u kac salaankii noloshada.
heyadaha sama falka iyo kuwa hor u marinta kaabayaasha dhaqaalaha in aynu marba sar
dhamaystirno.xadiisbaa odhaanaaya ( khud min akhaf darareyen). bi macnaa laba hawlood
haday kula gudboonadaan qaado ka fudud eed qaban karto.
sidaa darteed ka culusi yaanu ragaadin ka fudud.heyadaha horumarinta waxan leehay noqda
gacan mida oo wada tashi iyo hoga tusaalayen ka yeesha wixii wax qabad ah ee ayna
noqonmidi midi ku taag, ka rido iyo ku jiqsii.laga dhigo NGO aan ka turjumin baahida dhabta ah ee wax qabadka
bulshada.community common sharing interest.
waxan u rajeynayaa ururada ADAL sida AMOUD FOUDATION,AWDAL CHARITY, ASARDA,ARDAA iyo qurba joogta iyo qolol joogta in gacmaha la isku qabsado danta guud
ee aan wadaagno.
meel shaqo laga alooso aragti waa lagu kala duwnaan karaa waxase lama huraan ah wada tashi iyo wada gorfayen ka dib in hal meel lagu gunaanado oo mashruuc midhadhala la isla mel dhigo,
waa nolosha dhabta ah ee aan kag bixi karno saboolka bulshadeena.
ku darso degaankeenu waa degaan Alla ku manaystay khayraad oo dhan
bad, buur,banaan, beero,
macdan , shidaal,xoolo , beero iyo khayraadka bada cas.
waxa inaga maqan oo keliy adeegii inoo fufudayen lahaa
intifaacsiga barwaaqadaa dalkena jiifta,
taasna waxa lagu gaadhi karaa aragti mida, muruq mida iyo maal mida.

FIIRO GAAR AH.
Aduunka maanta waxa lagu maalaa
waa MAAMUL GOBOLEED
MAAMUL GOBOLEED OF ADAL SOMALILAND
waa gondaalka caalamka lagu maali karo
dadkeenu ku midayenkaro awoodeena
iyo wax soosaarka degaamadeena
maadama ay dawladii dhexe wax qabad daayo
maceeshadii xakamayen kari wayday.

KULMIYE A
wuxu dhagax dhigay
DEKEDA LUGHAYA
markab bada ku ceeryey buu farta inoogu fiiqay
oo uu yidhi reer awdaloow markabkaa badu soo tuftay
dekeda lughaya kuu dhista.
eeshcalaa ciyi.

maxaad ka filaysaan
KULMIYE B
oo la kawsaday sicir barar iyo DPW
eesh calaa rejo fiican.
waxan ku soo afmeerayaa hoga tusaalayenta
wax qabsi iyo

XAQ U DIRIR

MUSA AW HASSAN LODOON

AWDALI DUBAI



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Ku xigeenka Faysal Waraabe oo qaba in Awdal saami ka maqneyn laakiin wax ha akhriyaan

July, 20, 2018
Ku xigeenka Faysal Waraabe ayaa qaba in Awdal ...

Maraykanka oo ka farxiyay Somali haysata sharciga aan joogtada ahayn iyo tirada

July, 20, 2018
Maraykanka ayaa ka farxiyay Somali haysata sharciga aan ...

Faysal Waraabe oo hadda qirsan inay dawlada Somaliya ka mid yihiin

July, 20, 2018
Faysal Waraabe ayaa hadda qirsan inay dawlada Somaliya ...

Maraykanka oo urur argagixisada qarsoodi u ahaa ku daray liiska ay madnuuceen

July, 20, 2018
Maraykanka ayaa urur diimeed kale oo ka jira ...

C/raxmaan Ciro oo taabtey saami qaybsiga sheegayna inay Muuse Biixi u taalo

July, 20, 2018
C/raxmaan Ciro ayaa taabtey saami qaybsiga sheegayna inay ...

Dhacdooyinka

Faysal Waraabe oo hadda qirsan inay dawlada Somaliya ka mid yihiin

July, 20, 2018
Faysal Waraabe ayaa hadda qirsan inay dawlada Somaliya ...

Dhacdo naxdina: gabadh yar oo dhiig bax ugu dhimatey Dhuusamareeb iyo sababta

July, 18, 2018
Gabadh yar ayaa dhiig bax ugu dhimatey magaalada ...

C/qaadir Jirde oo qarxiyay : Itoobiya abaal inooma hayso Farmaajana yaynaan afka la gelin

July, 18, 2018
Xildhibaanka xisbiga Wadani ee C/qaadir Jirde aya ku ...

Nin ku dhacay jariibo aad u weyn oo maamulka Jubbaland qabteen

July, 17, 2018
Nin ku dhacay jariibo aad u weyn ayaa ...

Ninka ugu cidiyo dheer aduunka oo Hindi ah oo ugu dambeyn laga jaray

July, 12, 2018
Ninka ugu cidiyo dheer aduunka oo Hindi ah ...

Jiir digada ka dhigey lacag malaayiina dalkaasi Hindiya iyo goobta uu ku helay

June, 22, 2018
Jiir digada ka dhigey lacag malaayiina dalkaasi Hindiya. ...

Bahda Araabinews oo hambalyo u diraya lamaanaha Maryan X Seef iyo Badar Cumar Cali: SAWIRO

June, 21, 2018
Bahda Araabinews ayaa hambalyo u diraya lamaanaha Maryan ...