Monday, November 19th, 2018
header

Imaaraadka oo markale dhirbaaxo kala kulmey Jabuuti

Imaaraadka ayaa markale dhirbaaxo kala kulmey Jabuuti. Madaxtooyada Djibouti ayaa sheegtay in si toos ah loo qarameeyay Saamiga imaaraadku ku lahaa dekeda, dawladdana ay la wareegi doonto dekadda iyada oo laga fogaanayo farogelinta shirkado Shisheeye.



Ujeedada go’aanka qarameynta ayaa waxaa lagu sheegay inuu yahay mid lagu ilaalinayo danaha asaasiga ah ee dalka iyo danaha dalalka ay isbaheysiga yihiin.



Go’aanka qarameynta ayaa imaanaya shan Maalin kadib markii ay DP World ay sheegtay in ay u dacwooneyso Maxkamadda Caalamiga ah ee London, iyada oo tilmaantay in Djibouti ay u diideyso Maamulidda dekadda Doraleh ee Konteenarada .

Dekedda Jabuuti ayaa mashquula waxana ku xiran boqolkiiba 70 dhaqaalaha dalka.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Aqoonyahan C/rashiid Cabdi Jaamac oo daboolka ka qaaday dareenka dhalinyarada reer Awdal

November, 18, 2018
Aqoonyahan C/rashiid Cabdi Jaamac ayaa daboolka ka qaaday ...

Wefti ka socda jaamacadaha Carabta oo Burco tagey iyo ujeedada

November, 18, 2018
Wefti ka socda jaamacadaha Carabta oo Burco tagey. ...

Raiisal wasaare Xasan Cali Kheyre oo ka hadley dakhliga dawlada oo kordhey: SAWIRO

November, 18, 2018
Raiisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa ka hadley ...

Muuse Biixi oo socdaal ku tagey Berbera iyo safarkiisa oo lagu arkin jufadiisa

November, 18, 2018
Muuse Biixi ayaa  u safrey Togdheer iyo safarkiisa ...

Madal looga hadlaayay halyey sayid Maxamed Cabdulle Xasan oo Jigjiga ka dhacay

November, 17, 2018
Madal looga hadlaayay halyey sayid Maxamed Cabdulle Xasan ...

Dhacdooyinka

Dabley lagu daba jirey oo lagu qabtey Muqdisho

October, 24, 2018
Dabley lagu daba jirey oo dadka dhib badan ...

Waxaad arki doontaan Muuse Biixi oo guriga loogu daatey: Jeneraal Caare

October, 14, 2018
Jeneraal Caare ayaa soo dhaweeyay ku xigeenkiisa jeneraal ...

Shacabka Muqdisho iyo ummada Somaliyeed oo u istaagey xasuuuqii 14 Oktoober

October, 14, 2018
Shacabka Muqdisho iyo ummada Somaliyeed oo u istaagey ...

Wuu baxay af maaha ee Sucuudiga ha sheego halka suxufi Khasooqi maray: Erduqaan

October, 9, 2018
Erduqan ayaa dalbadey in Sucuudigu cadeeyo halka uu ...

Maxaa keenay fashilka ku yimi ictiraafkii Somaliland: siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi oo taabtey

October, 8, 2018
Maxaa keenay fashilka ku yimi ictiraafkii Somaliland raadin ...

Dhacdo ugub ah: dhalinyaro diley horjooge ka tirsan kooxda gaalaynta Muslimiinta ee Shabaab

October, 6, 2018
Dhalinyaro diley horjooge ka tirsan kooxda gaalaynta Muslimiinta ...

Dawlada Qadar oo duurjoog ka dhoofinaysa Somaliya iyo nooca ay tahay

October, 6, 2018
Dawlada Qadar ayaa duurjoog ka dhoofinaysa Somaliya iyo ...