Friday, March 29th, 2024
header










Meta







Kalkaaliso Ingiriisad ah oo laga helay Ibola iyo dadkii la socday diyaarada oo loo wada yeeray inay is tijaabiyaan

_79979538_2f30d225-515b-4aef-a692-8675ec2f718f[1]London 30-12-2014–Kalkaaliye u dhalatay dalka Ingiriiska ayaa laga helay cudurka halista ah ee Ibola waxana hadda loo gudbiyay isbitaal Ku takhasusay cudurada noocana iyadoo la sheegayo in lagu shubi doono dhiiga nin isaguna ayaa kalkaaliye oo ka badbaaday cudurka.

Haweenaydan oo ahayd kalkaaliso loo direy wadanka cudurku faraha ba,an Ku hayo ee Siiraliyoon ayaa diyaaradii ay la socotay ay la soo martay wadanka Marooko kadibna u soo gudubtey London.

Inkastoo lagu baadhay madaarka Heathrow ee London hadana waxba lagama helin iyadoo ay soo baxayaan in markale loo yeeray waxna laga waayay.

Dawlada Ingiriiska ayaa durba la xiriirtey dadkii saarnaa diyaaradii ay la socotey kalkaalisadaa oo qaarkood Ku hadheen London qaarna hore uga sii gudbeen gobolka Scotland magaalada Glasgow.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Heshiiska badda ee Soomaaaliya iyo Turkiga yaa ka naxay ma Axmaarka mise??? XASAASI

February, 24, 2024
Turkiga iyo Soomaaliya ayaa qalinka ku duugay heshiis ...

Caruurtii uu hooyadood ku hor gubay oo afka furtay: Qaracan runtii

February, 21, 2024
Maxkamad samirsiin u ah qoyska la baxsaday gacan ...

Qisada Cumar binu Khadaab iyo haweenay oynaysa

February, 20, 2024
Qisada amiir Cumar binu khadaab iyo haweenayda ooyaysa. ...

Dawlada Somaliya oo si toosa u sheegtay aqoonsiga Awdalstate

February, 13, 2024
Dawlada Somaliya oo si cad u sheegtay inay ...

Madaxweynaha Awdalstate Dr Nageeye oo Muqdisho lagu soo dhaweeyay

February, 8, 2024
Madaxweynaha Awdalstate Dr Cabdisamad Nageeye ayaa si diiran ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...