Wednesday, September 19th, 2018
header

Kurueshiya oo garaacdey xulka Nayjeeriya oo aad u liitey

Kurueshiya ayaa garaacdey xulka Nayjeeriya oo aad u liitey ciyaaraha koobka aduunka ee ka socda dalkaasi Ruushka. Ciyaartan ayaa ahayd mid caajisa oo aan haba yaraatee lahayn wax firfircoonaana.




Labada koox ayayna ku jirin xidigo lagu raaxaysan karo ciyaartooda ama kicin kara dadka daawanaya. Qaybtii hore ee ciyaarta ayaa difaaca Nayjeeriya iska dhaliyay.




Qaybtii labaad oo iyadna sii caajisneyd ayaan Nayjeeriya la iman firfircooni dheeri ah waxana aakhirkii laga dhaliyay rigoore markii difaaca Nayjeeriya ku dhegey weerarka Kureshiya.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Ruushka oo ka aargoosanaya Yuhuuda oo ku gabatey diyaarad laga soo ridey

September, 18, 2018
Ruushka ayaa ka aargoosanaya Yuhuuda oo ku gabatey ...

Nin xaaskiisa ku diley duleedka Muqdisho

September, 18, 2018
Nin xaaskiisa ku diley duleedka Muqdisho. Waxa mudooyinkan ...

Madaxweyneyaasha Jabuuti iyo Eriteriya oo Sucuudiga ku kulmey

September, 18, 2018
Madaxweyneyaasha Jabuuti iyo Eriteriya oo Sucuudiga ku kulmey. Kulankan ...

Somaliya ciidamo nabad ilaalin ah ma u direysaa Koofurta Suudaan

September, 18, 2018
Somaliya ciidamo nabad ilaalin ah u direysa Koofurta ...

Gudoomiye ku xigeenka Galmudub oo mooshin xilka looga qaadey

September, 17, 2018
Gudoomiye ku xigeenka Galmudub Xareed Cali Xareed ayaa ...

Dhacdooyinka

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo wax laga xumaado ku tilmaamey shirkii Kismaayo

September, 9, 2018
Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa wax laga xumaado ...

Sarkaalka ciidamada Amisom oo isna ka naxay argagixisada masjid dhexdii ku dishey askari

August, 10, 2018
Sarkaalka ciidamada Amisom ayaa isna ka naxay argagixisada ...

Puntland oo sheegtay in Sucuudigu soo celiyay xoolo

August, 10, 2018
Puntland ayaa sheegtay in Sucuudigu soo celiyay xoolo ...

Boqolaal ayaa inooga dhintey Tukaraq sii socod daaye dibaa laynoo soo celin: Axmed Muuse

August, 8, 2018
Been yaan laydiin sheegin boqolaal ayaa inooga dhintey ...

Abiy Axmed oo war ka soo saaray Ismaamulka Somalida iyo Jabuuti oo dad la baxdey

August, 7, 2018
Abiy Axmed ayaa war ka soo saaray rabshadaha ...

Haween caruurtooda kala cararay argagixisada oo lagu xirey Xarardheere

August, 7, 2018
Haween caruurtooda kala cararay argagixisada ayaa argagixisadu qabatey ...

Deg deg: Argagixiso masaajid dhexdii ku diley askari booliisa oo sujuudsan oo la khaarajay

August, 5, 2018
Argagixiso masaajid dhexdii ku diley askari booliisa oo ...