Wednesday, February 21st, 2018
header

Maamul goboleedyada oo casho isla dhacay xalay yaase u sameeyay: SAWIRO

Maamul goboleedyada ayaa casho isla dhacay xalay Muqdisho uu ka soo qaybgalay RW Xasan Cali Kheyre taas oo ka dhacdey xarunta dawlada hoose.

Cashadan ayaa waxa ku casuumay gudoomiyaha gobolka Banaadir halkaas oo lagu taabtey maqaamka magaalada Muqdisho.



Madaxweyne-yaasha Maamul Gobolleedyada Puntland, Jubbaland, Galmudug iyo Hirshabelle ayaa mahadcelin kadib, isla qiray in Muqdisho ay tahay astaan Qaranka, iyadoo taas laga duulayana maamulka iyo shacabka oo wadajira laga doonayo sidii mar kale loo soo celin lahaa sumcaddii iyo wanaaggii ay caanka ku ahayd Muqdisho.



Kulanka cashada ayaa waxaa sidoo kale, hadallo ka jeediyey Fannaaniin ay kamid yihiin Faadumo Cali Nakruumo iyo Hibo Nuura oo dhowaan dalka dib ugu soo laabtay, waxayna goobta ku soo bandhigeen heeso iyo gabayo ka turjumaya muhiimadda uu dalka u leeyahay wadajirka iyo iskaashiga ummadda Soomaaliyeed.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Beeralayda Gabilay oo agab lagu wareejay iyo wasiir Axmed Muumin Seed oo daawadey

February, 20, 2018
Beeralayda Gabilay ayaa agab beeraha lagu qoto lagu wareejay ...

Darbi jiifka magaalada Boorama oo helay dhar xilli dhaxantii xumeyd baxdey

February, 20, 2018
Darbi jiifka magaalada Boorama ayaa helay dhar xilli dhaxantii ...

Sh Umal shalay diin ka bax ayuu nagu xukumey maantana Kismaayo ayuu noogu yimi: Korneel Rufle

February, 20, 2018
Sh Umal shalay diin ka bax ayuu nagu ...

Maayerka Burco oo afka furtey: Muuse Biixi wuxuu dilo iyo wuxuu xiro ayu dadkii ka dhigey

February, 20, 2018
Maayerka Burco ayaa afka furtey sheegayna in Muuse Biixi wuxuu ...

Fadumo Siciid oo weerar ku qaaday gacanyaraha Muuse Biixi oo Xamar tagey

February, 20, 2018
Faadumo Siciid ayaa weerar ku qaaday gacanyaraha Muuse Biixi ...

Dhacdooyinka

Dhacdo naxdinleh: wiil waali ku dhow kadib diin uu guriga ku soo xeraystay

February, 17, 2018
Wiil ku waashay diin uu guriga ku soo ...

Waligaa ma aragtey wasiir caafimaad oo dariiq kaadi la sarajoogsadey

February, 16, 2018
Waligaa ma aragtey wasiir caafimaad oo dariiq kaadi ...

Somali ku dhimatey Liibiya iyo sida wax u dhaceen

February, 14, 2018
Somali ku dhimatey Liibiya. Wararka aan ka helayno ...

Sheekh Sucuudiya oo dumarka dalkiisa u sheegay in cabaayadu dhaqan tahay

February, 10, 2018
Sheekh Sucuudiya ayaa dumarka dalkiisa u sheegay in ...

Shil aan caadi ahayn oo ka dhacay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho: SAWIRO

January, 20, 2018
Shil aan caadi ahayn ayaa ka dhacay garoonka ...

Xaafad ka tirsan Muqdisho oo saaka dadku wadada ku arkeen arin ka yaabsiisey: SAWIRO

January, 15, 2018
Xaafad ka tirsan Muqdisho ayaa saaka dadku wadada ku ...

Haddii dhiig la daadinayo jeegaanta ayaa ku waajiba in lagu daadiyo: Suldaan Cune

January, 14, 2018
Haddii dhiig la daadinayo jeegaanta ayaa ku waajiba ...