Thursday, June 21st, 2018
header

Madaxweynaha wareersan ee Maraykanka oo eryay wasiirkiisi arimaha dibedda

Madaxweynaha wareersan ee Maraykanka oo eryay wasiirkiisi arimaha dibedda. Trump ayaa mashaakil ka haystaa dhinaca xukunka taas oo uu u maareyn la’yahay.



Wasiirkiisii arimaha dibedda ayaa soo gaabiyay socdaal uu ku joogey Afrika, wuxuuna dib ugu noqdey dalkiisa. Wasiirkan ayaan laga wargelin la hadalka Woqooyiga Kuuriya.



Trump ayaa kolba xunbo cunkanaya ayadoo laga baqayo in xukunka laga tuuro.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Kuruesha oo hilfaha u qaaday xulka Arjantiin oo aad u liitey

June, 21, 2018
Kuruesha ayaa hilfaha u qaaday xulka qaranka Arjantiin ...

Bahda Araabinews oo hambalyo u diraya lamaanaha Maryan X Seef iyo Badar Cumar Cali: SAWIRO

June, 21, 2018
Bahda Araabinews ayaa hambalyo u diraya lamaanaha Maryan ...

Maamulka Muuse Biixi oo ka qayliyay warqad deeq toosa looga joojiyay

June, 21, 2018
Maamulka Muuse Biixi ayaa si adag uga qayliyay ...

Suldaanka Faysal Waraabe ee isrogroga oo taageeray shirka Garxajis (ISAAQ)

June, 21, 2018
Suldaanka Faysal Waraabe ee isrogroga ayaa taageeray shirka ...

Haan kale oo aan la garanayn waxa ku jira oo badda Somaliya ku soo caaridey: SAWIRO

June, 21, 2018
Haan kale oo aan la garanayn waxa ku ...

Dhacdooyinka

Bahda Araabinews oo hambalyo u diraya lamaanaha Maryan X Seef iyo Badar Cumar Cali: SAWIRO

June, 21, 2018
Bahda Araabinews ayaa hambalyo u diraya lamaanaha Maryan ...

Wahaabiyada Sucuudiga iyo Imaaraadka oo Maraykanku cirka ka taageerayo oo Xudeyda weeraray

June, 13, 2018
Wahaabiyada Sucuudiga iyo Imaaraadka oo Maraykanku cirka ka ...

Dadkii duufaantu ku dhufatey ee Baki oo ka hadley deeq soo gaartey

May, 25, 2018
Dadkii duufaantu ku dhufatey ee degmada Baki ee ...

Cabdiwelli Gaas oo wuxuush iyo dugaag ku tilmaamey maamulka Muuse Biixi

May, 19, 2018
Cabdiwelli Gaas ayaa wuxuush ku tilmaamey maamulka Muuse ...

I accepted Islam after Trump’s Travel Ban

May, 17, 2018
My name is Sara, and I’m newly reverted. ...

Ceerigaabo oo dadku ka kacay markii Jeegaantu wada weerartey Ceel-Afweyn

May, 14, 2018
Ceerigaabo ayaa dadku ka kacay markii Jeegaantu wada ...

Baxsaneey ARAABAAY waa hees mardhow daawaha laga soo rogey

April, 25, 2018
Baxsaneey ARAABAAY waa hees mardhow daawaha laga soo ...