Madaxweyne Farmaajo oo ka soo degay garoonka Gaalkacyo
Madaxweyne Farmaajo ayaa ka soo degay garoonka Gaalkacayo. Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka Magaalada Gaalkacyo kusoo dhaweeyay boqolaal ka mid ah Shacabka kunool Magaalada Gaalkacyo.
Shacabka magaalada oo isku duuban iyo masuuliintooda ayaa madaxweynaha u sii galbiyay dhinaca magaalada.
Waxa kale oo soo dhaweynta ka qaybqaatey wasiirka Arimaha Gudaha, Madaxweynaha Galmudug iyo Taliyaha ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed.
Maalmaha soo socda ayuu ku sugnaan doona magaalada halkaas oo uu kulamo kala duwan la qaadan doono qeybaha kala duwan ee Bulshadda.
Madaxweynaha ayaa wada qorshe magaalada hal maamul loogu samayn lahaa si dadku u helaan wax u adeega.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...