Friday, May 25th, 2018
header

Madaxweynihii hore ee Yaman oo Sanca lagu dilay iyo sida dilku u dhacay

Madaxweynihii hore ee Yaman ayaa Sanca lagu dilay iyo sida dilku u dhacay. Cali Cabdalla Saalax oo muddo dheer soo xukumayay dalkaasi ayaa khilaafay wadajirkii looga soo horjeeday Sucuudiga.

War ka soo baxay dawlada Yaman ayaa lagu sheegay in Cali Cabdalla Saalax lagu diley iska hor imaad dhexmaray xaq u dirirka ciidanka Yaman iyo falaago raacsanayd.



Cali Cabdalla Saalax ayaa codsi u direy Sucuudiga kana codsaday inuu ku soo biirayo haddii laga daayo duqeymaha iyo burburka dalka lagu hayo.

Cali ayaa la sheegay in lagu diley iswaydaarsi ka dhacay duleedka Sanca mar uu madaxweynihii hore u socday tuuladiisa.

Sawirada lala wareegayo baraha bulshada ayaa lagu soo bandhigey wax u eg madaxweynihii hore oo madaxa laga toogtey. Masuuliyiinta Sanca ayaa sheegay in dabadhilifkii dhintey haddana loo baahan yahay in lays dejiyo.



Sucuudiga ayaa jabin kari waayay dalka fiqiirka ah ee Yaman asagoo u isticmaalaya hub waaweyn oo uu ku garaaco meelaha bulshada danta u ah sida isbitaalada, dugsiyada iyo masaajidada.

Dilka madaxweynihii hore ayaa ka dhigin in xukuumadu lumisay taageero balaaran inkastoo dadka badankiisu ogaayeen in nacaybka Xaddi uu ka weyn yahay kan loo qabo Xuutiyiinta.



Sawirka hoose wa maydka C C Saaalax

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Goobjooge ka waramay tirada dhaawac iyo meyd ee Somaliland u soo gudbisay Laascaanood

May, 24, 2018
Goobjooge ka waramay tirada dhaawac iyo meyd ee ...

Madaxweynaha Khaatumo oo sheegay in hadda loo midoobey la dagaalanka Muuse Biixi

May, 24, 2018
Madaxweynaha Khaatumo Cagalule ayaa sheegay in hadda loo ...

Dhacdo naxdinleh: Oday ka waramay qoys ay la tagey duufaantii gobolka Awdal

May, 24, 2018
Dadka deegaanada u dhow BAKI ayaa ka hadley ...

Muuse Biixi oo gartey inuu booqdo dadka duufaanadu ku dhuftey ee Awdal guulna sheegtay

May, 24, 2018
Muuse Biixi ayaa gartey inuu ugu dambeyn booqdo ...

Wararkii ugu dambeeyay dagaal saaka ka bilowdey aaga Tukaraq

May, 24, 2018
Wararkii ugu dambeeyay dagaal saaka ka bilowdey aaga ...

Dhacdooyinka

Cabdiwelli Gaas oo wuxuush iyo dugaag ku tilmaamey maamulka Muuse Biixi

May, 19, 2018
Cabdiwelli Gaas ayaa wuxuush ku tilmaamey maamulka Muuse ...

I accepted Islam after Trump’s Travel Ban

May, 17, 2018
My name is Sara, and I’m newly reverted. ...

Ceerigaabo oo dadku ka kacay markii Jeegaantu wada weerartey Ceel-Afweyn

May, 14, 2018
Ceerigaabo ayaa dadku ka kacay markii Jeegaantu wada ...

Baxsaneey ARAABAAY waa hees mardhow daawaha laga soo rogey

April, 25, 2018
Baxsaneey ARAABAAY waa hees mardhow daawaha laga soo ...

Bahda ARAABINEWS oo hambalyo u diraya Khaalisa Cabdi Aadan iyo Maxamed Cali Cusmaan

April, 23, 2018
Bahda ARAABINEWS ayaa hambalyo u diraya Khaalisa Cabdi ...

Ardeyda dugsiga sare ee ARAABI oo ka qaybgalay balaadhinta dugsigooda: SAWIRO

April, 23, 2018
Ardeyda dugsiga sare ee ARAABI ayaa ka qaybgalay ...

Danab ama biriq lamaane aqal galay ku dishey Caabud-waaq

April, 23, 2018
Danab ama biriq lamaane aqal galay ku dishey ...