Maxaa ka dhigey heshiiska Berbera mid aan u cuntamin dadka deegaanka
Maxaa ka dhigey heshiiska Berbera mid aan u cuntamin dadka deegaanka ama gobolka. Waa su’aal dad badani is waydiinayaan waxaanan weydiiyay qaar ka mida shacabka Hargeysa ku nool.
Jawaabta ii soo baxdey marka laga yimaado in dawlada Somaliya diidey ayaa aad ka naxaysaa. Xasan Maxamuud Cali waa odey Somaliyeed oo ku nool Hargeysa wuxuu suaalo badan iska weydiiyay heshiiska.
” Waar markii horeba maahan wax xalaala hal xaaraan ahina ma dhasho mid xalaala ayuu yiri.
Naasir Yuusuf ayaa isna ku daray waxa wax kharibey waa wiilka uu sodoha u ahaa Siilaanyo oo lacago badan lagu sheegayo in uu u soo xereeyay Siilaanyo iyo xaaskiisa iyo inta ku xeeran.
Waana sababta keentay in dadka Hargeysa ku nool xataa ayna ku kalsooneyn heshiiskan.
Imaaraadka Carabta oo Somalidu maalgashato ayaa intuu Somali u gargaari lahaa raba inuu musuqw kula dhaqmo kheyraadka dalkana si fudud ku helo.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...