NISA oo ku guulaysatey qabashada xubno argagixiso ah
NISA ayaa ku guulaysatey qabashada xubno argagixiso ah. Qoraal NISA ay siisay saxafada ayaa waxa ay ku sheegtay hawlgal laga sameeyey xaafad ka tirsan Muqdisho in ciidamada ammaanka ay ku qabteen laba ka mid ah dhiigmiiradka argagixisada.
NISA ayaa sidan tiri “19-ka Sabtembar, 2018, ciidamada amniga ayaa laba shakhsi oo dhiigmiiradka argagixisada ah ka soo qabtay degmada Dharkeynley ee Magaalada muqdisho, hawlgalka cidi wax kuma noqon, nagu garab istaaga si aan u difaacno dhammaan shacabkeenna.”
Hawlgalada ciidamada ammaanka ay ka sameynayaan magaalada Muqdisho ee lagu soo qabto xubnaha ka tirsan argagixisada ayaa maalmahan dambe kordhay, iyada oo aanay jirin ragga la soo qabto in warbaahinta loo soo bandhigo.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...