Qadar oo gawaadhi ku wareejisay dawlada Somaliya iyo cida loo qaybinayo: SAWIRO
Dalka Qadar ee weerarka ay ku yihiin Sucuudiga iyo Imaaraadka ayaa gawaadhi ku wareejisay gobolka Banaadir. Madax ka socotay Gobolka Banaadir iyo Dowladda Qadar ayaa Gaadiidkaan Basaska ah ku kala wareegay Gudaha Dekadda weyn ee Magaalada Muqdisho.
Tiradda Gaadiidkaan ayaa gaaraysa 30 Bas oo ah kuwa waa weyn ee dheereeya.
Waxa la sheegay in 17 ka mida gawaadhidaan loo qaybin doono gobolka Banaaduir halka inta soo hartey loo qaybin doono maamul goboleedyada.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
February, 24, 2024
Turkiga iyo Soomaaliya ayaa qalinka ku duugay heshiis ...
February, 21, 2024
Maxkamad samirsiin u ah qoyska la baxsaday gacan ...
February, 20, 2024
Qisada amiir Cumar binu khadaab iyo haweenayda ooyaysa. ...
February, 13, 2024
Dawlada Somaliya oo si cad u sheegtay inay ...
February, 8, 2024
Madaxweynaha Awdalstate Dr Cabdisamad Nageeye ayaa si diiran ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...