Qaramada Midoobey oo ku sii giijisay cunaqabataynta saaran Somaliya yaase ka aamusay
Qaramada Midoobey ayaa ku sii giijisay cunaqabataynta hubka ee saaran Somaliya. Wadamada uu uGu horeeyo Ingiriiska, Faransiiska iyo Maraykanka ayaa iyagu farta u taagey in lagu sii giijiyo cunaqataynta hubka ee saran.
Wadamada ka aamusey in la sii wado cunaqabataynta hubka ee saran waxa ka mida Ruushka, Shiinaha, Masar iyo Botuswana oo iyagu aamusan in Somaliya loo heshiiyay sii waxa hadda ka jira ay ku sii jirto.
Inta taageersan in la sii wado cunaqabataynta ayaa sheegay in gudiga ilaalinta cunaqabataynta oo lagu eedeeyay inay ku milmeen siyaasada Somaliya ay soo gudbiyaan warbixin kale.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...