Thursday, March 28th, 2024
header










Meta







Qaybtii 2: Muuse Biixi muxuu ka aaminsan yahay beelaha dega Somaliland

Ciwaankani waxa uu Ibo-fur u yahay taxane dheer oo ku qotoma daraasad iftiiminaysa sida uu u arko ama waxa uu ka aaminsanyahay muuse biixi (muuse handaraab) beelaha degga Somaliland gaar ahaan beelaha ay ka dhexeeyeen ama ka dhexeeyaanba



Beeshiisa xurgufo siyaasadeed, mid beeleed ama mid dhaqaale oo hore, beelahan oo ay ka mid yihiin beesha madexweynihii hore Dahir Rayale,beesha gudoomiyayaasha UCID iyo WADDANI, beesha Mujaahid Xassan Ciise iyo Beelaha siyaasi Cali khaliif Galaydh , Beesha Siyaasi Cali Cabdi Saa’iq iyo beesha Cadami.



Taxanahan waxaan ku iftiiminaynaa hagardaamooyinkii muuse biixi ku hayay beelaha aan kor ku soo xusnay intii aanu kursiga boobka ku iman iyo waliba qorshayaashiisa mustaqbalka dhow ee ku wajahan beelahan, qorshayaashaas oo salka ku haya cunaqabatayn, barakicin iyo is ku-dhufasho.
Muuse oo habdhaqankiisa siyaasadeed iyo caadifadiisa qabiil ay reebeen ,Hadal-hayso baddan oo ay ka mid yihiin (Anigoo wax Dili kara , Duco Qaadan Mayo) waxa laabtiisa iyo maskaxdiisa buux dhaafiyay nacayb ku qotoma taariikho hore oo uu u qabo beelaha walaalaha ah ee wada-degga .
Waxan ku soo qaadanaynaa Siyaasi Cali Cabdi Saa’id Beel- waynta Tumaal, wuuna go’doomiyeyey waxaan kusoo qaadanayaa 3 Qodob oo muhiim ah waana sidatan:-



A) Takoorka,
B)Siyaasada iyo
C) Dhul-balaadhsi Deegaaneed.

I.a) Takoorka:- Sida waxshi-nimada ah ee uu ula dhaqamay Muse Biixi maalintii Shirwaynaha kulmiye oo uu gollaha dhexe taariikhduna ahayd 14 octoober 2015 siyaasi Cali Cabdi Saa’iq oo ka soo jeeda beel-waynnta Tumaal wuxuna yidhi Sidatan:- (Walaahi Caawa oohin baan ceshan kari waayay –
Muuse Biixi oo dhalasho ahaan ka soo jeeda
beesha ISacad Muse ahaana markaa Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye
ayaa arkay Wasiir Somaliland oo u dhashay
Beesha Tumaal kadibna wuxuu ku yiri “Ka waran
qoladii aad raacday ee Kulmiye xil fiican maku
siiyeen” ? wuxuu ugu jawaabay Haa !! kadibna
wuxuu ku yiri uguna jawaabay Muuse “Illaaheeyba qolo fiican kaama
dhigin oo tumaal baad tahaye ,Yaa ku siinaya xil
fiican ?!?!?!? kadib ahaa Wasiirkii oo lagu magacaabo Cali
Cabdi Saa’iq wuxuu hortagay shirweynahii



Kulmiye oo Siyaasiyiin reerkasta oo somaliland ahi ka buuxaan, Tariikhduna ahady 17 Oct 2015 wuxuuna siyaasi Cali Cabdi shirkaadi ka hor yidhi “Hortiinaan ku ashahaadanayaa,waa
ashahaatay,wuxuu yiri sidaas baa leeygu
yiri,miyaan idinka duwanahay,kadibna intuu
ilmeeyay oo gabay duco ah u tiriyey umada reer somaliland ah Cunfiga iyo cuqdada allaha inaga dhex qaado, ilaahay ayaa iga jari muuse biixi yuu seddex jeer yiri
ALLAAHU AKBAR ALLAAHU AKBAR ALLAAHU
AKBAR, Ilaahbaa u jawaabayo ninkii sidaas xun
igu yiri. Cunsuriyadda heerkaas gaarsiisan ee
odayga Askariga ah ee Muse Biixi kula
dhaqmay !! Siyaasi Cali Cabdi oo beesha tumaal ka soo jeeda wuxuna yidhi sidatan :”- waxay maanta indhaheeyga ka keentay
ilmo ,anigoo aad u calool xumaaday runtii”!!!
Illaahoow dadka dulman u gargaar oo kuwa uu ku hayo Askarigu cuqdada iyo cunfugu hadheeyey , muuse biixi igula dhaqmay in qabiil nacayb uu sidaa u sameeyo , kuma jirto nolosha , siyaasada iyo xigmada bini’adamka inuu qof qof iska waynaysiiyo cadaynteeduna waa sida uu afka u taago , waa qabweynida cuqdadu iyo caadifadu uu u hayo dhamaan beelaha walalaha ah ee somaliland wada degga!!! Ilaahay ayaan idunku dhaarshaye, ma ninkaasi ayaa Somaliland maamulaya?!?!?!



I. a) Go’doomin Dhaqaale :- ayuu muuse ku dhaqaaqay cunaqabatayn Beelwaynta Tumaal dhankastaba .
b) waad ogtihiin xaafada daami inay helin xuquuqdii ay heli lahayd, oo uu beeshiisa siiyo wax ayna xaq u lahayn .
Akhriste waad la socon doontaa maalinkasta iyo beelkasta sida uu ula dhaqmay Madaxweyne Mise biixi Abdi
II.a)Siyaasada:- ku dheeran mayno waayo siyaasigaa uu askarigu ku hayo beelahaasi Gabooye .b) Beel-wayntaasi gabooye wakhtigii ka horaysay 1991-kii xitaa xildhabaano way ku lahayeen , askariguna halkaasi ayuu xaalkiisu marayaa.
b) Cuqdada iyo beel nacaybka ayuu taasi kula dhaqmayaa beelaha walalaha ah,



c) 140 qof oo uu askarigu u magaacabay doorashadii doorasha la moodka ahayd gudi u ololaysa xisbigiisa dhamaan 6 gobol ee somaliland , wuxuu ka siiyey gabadh kaliya oo gobolka awdal ku jirtay inta usoo magacaabay ,
d) qofka damiirka lihi markuu maqlo sida uu muuse hanadaraab la dhaqmo beelahaasi walalaha ah ee wada degga!!!
Makaasi ayaa qabyaalad ka wacyi gelinaaya bulshada , oo uu lacag $200,000 oo dollar uu siiyey wiil uu adeer u yahay oo uu ku lahaa askrigu sidatan ( Adeero lacagtaa qaado fanaanka BK waa inaad kaxaysataa lacagtaana wacyi-gelinta qabyaalada lixda gobolba kusoo tamashlee.) Ilayn isagaaba Muuse biixii qabyaaladiiste ahba .
Su aashuse akhristoow ma kaasi lacagtii , Wasaarada arimaha dibada ka dhacsanayd waad ogaydeen , in hadana $120,000 oo dollar ku marti qaaday ajaanib qiimaynaaya somaliland . Waxka soo baxayna ma jirin’e . , Ilayn wasaarad shaqaysaa oo dibadeed ma jirtee, lacagaahasi khasaaraya mayna u baahnayn dadkani masaakiinta ahayd ee sixir bararku aafeeyey. Muwaadin ama akhrisoow halkaasi inuu ku maareeyo ma tahay??? MISE taasi waa muus’e mayna qabyaalad cadaana ahayn !?!?!? Bk borama waa lagu mudahaaraaday , nin ka biiday , ciirsadaa ka liita !! Halkaasi ayey wax marayaan .



III.deegaanka :- Baro bixinta deegaan balaadhsiga , waxaa cadayn u ah haday tahay cadaalada , dhul ay isku qabsadaan beeshiisa waa muus’e
b) Wuxuu markasta ka dhex guuxaya muse bixi cuqdada uu beelna ku hanbaynayn beelaha walalaha ah ee somaliland wada dega ., waxkasta oo uu baro kicinta ku ah beel-wantaasi Tumaal iyo xaafada ” daami ” ma hesho wax yaabaha aasaasiga ah , sida( waxbarashada, cafimaadka iyo Biyaha . )

NB. “ANIGOO WAX DILI KARA DUCO QAADAN MAAYO”
Hadal-hayskiisii ahaa kale ee siyaasi Cali Cabdi Saa’iq (Adigoo Tumaala ayaad iga raacday meelkale, Ayaas’se Wasiir ku siin doona!!!.)

ALLA-MAHAD
Mukhtar Ali Aden (Mukhtar Afrika)
Yaabe99@hotmail.com



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Heshiiska badda ee Soomaaaliya iyo Turkiga yaa ka naxay ma Axmaarka mise??? XASAASI

February, 24, 2024
Turkiga iyo Soomaaliya ayaa qalinka ku duugay heshiis ...

Caruurtii uu hooyadood ku hor gubay oo afka furtay: Qaracan runtii

February, 21, 2024
Maxkamad samirsiin u ah qoyska la baxsaday gacan ...

Qisada Cumar binu Khadaab iyo haweenay oynaysa

February, 20, 2024
Qisada amiir Cumar binu khadaab iyo haweenayda ooyaysa. ...

Dawlada Somaliya oo si toosa u sheegtay aqoonsiga Awdalstate

February, 13, 2024
Dawlada Somaliya oo si cad u sheegtay inay ...

Madaxweynaha Awdalstate Dr Nageeye oo Muqdisho lagu soo dhaweeyay

February, 8, 2024
Madaxweynaha Awdalstate Dr Cabdisamad Nageeye ayaa si diiran ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...