Wednesday, October 17th, 2018
header

Qofkii ugu da’weynaa aduunka oo Sucuudiga ku geeriyoodey iyo inta da’diisu ahayd

Qofkii ugu da’weynaa aduunka ayaa Sucuudiga ku geeriyoodey. Sheekh Cali Al Xakiimi waxaa uu ahaa qofka ugu da’da weyn aduunka wuxuuna ku noolaa dalka Sucuudiga.

Sheekh Cali ayaa u geeriyooday dhiig maskaxda kafa furmay waxaana uu taariikh dheer ku leeyahay gudaha dalka Sucuudiga. Waxa da’diisu ahayd 147 sano oo ka dhigeysa qofka aduunka ugu da’weyn.



Dadka qofkiisa ah ayaa sheegay in Sheekhu lugeyn jirey taas oo ay ku sheegeen in ay caafimaadkiisa dheeraysay halka dadka kale gaari iyo waxyaalo kale raacaan.

Waxaa uu degganaa magaalada la yiraahdo Abxaa oo magaalada Maka u jirta 600KM waligiina gaari uma raacin Maka iyo magaalooyinka la midka ah, wuuna lugeyn jirey.



Cuntooyinka uu jeclaa

Sheekh Cali ayaa aad u jeclaa cuntooyinka beeraha ka soo go’a sida Khudaarta cagaaran, Qamadiga, Galleyda, Digirta iyo  Malabka.

Waxaa uu ka fogaan jiray cuntooyinka warshadeysan ama qasaaca waxaana uu sidoo kale cuni jiray  Hilibka Xoolaha markaas la qalay.



Marka uu xajinayo waxaa uu Xajka ku tagi jiray Lugta,isaga oo 600km aan gaari u raaci jirin halkaas oo ay ku taallo Magaalada Makah.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Muuse Biixi oo isku daray eryid iyo magacaabid laamo hoose oo ka mida maamulkiisa

October, 16, 2018
Muuse Biixi ayaa isku daray eryid iyo magacaabid ...

Axmed Shide iyo caasha Maxamed oo boosas weyn loo magacaabay Itoobiya isku shaandheyn

October, 16, 2018
Axmed Shide ayaa boos weyn loo magacaabay Itoobiya ...

Dawlada Somaliya oo faahfaahisay taageerida laga caroodey ee la siiyay Sucuudiga

October, 16, 2018
Dawlada Somaliya ayaa faahfaahisay taageerida laga caroodey ee ...

Somaliland oo dawlad Afrikaana oo fog wax ka raadisay

October, 15, 2018
Somaliland ayaa dawlad Afrikaana oo fog wax ka ...

Xildhibaa n Habarjeclo (ISAAQ) ah oo taageeray Jeneraal Caare

October, 15, 2018
Xildhibaan Cawil oo Habarjeclo ah (ISAAQ) ayaa taageeray ...

Dhacdooyinka

Turkiga oo baaraya suxufi galay safaarada Sacuudiga ee Istaanbuul soona noqon

October, 7, 2018
Turkiga oo baaraya suxufi Sucuudi ah oo ka ...

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo wax laga xumaado ku tilmaamey shirkii Kismaayo

September, 9, 2018
Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa wax laga xumaado ...

Sarkaalka ciidamada Amisom oo isna ka naxay argagixisada masjid dhexdii ku dishey askari

August, 10, 2018
Sarkaalka ciidamada Amisom ayaa isna ka naxay argagixisada ...

Puntland oo sheegtay in Sucuudigu soo celiyay xoolo

August, 10, 2018
Puntland ayaa sheegtay in Sucuudigu soo celiyay xoolo ...

Boqolaal ayaa inooga dhintey Tukaraq sii socod daaye dibaa laynoo soo celin: Axmed Muuse

August, 8, 2018
Been yaan laydiin sheegin boqolaal ayaa inooga dhintey ...

Abiy Axmed oo war ka soo saaray Ismaamulka Somalida iyo Jabuuti oo dad la baxdey

August, 7, 2018
Abiy Axmed ayaa war ka soo saaray rabshadaha ...

Haween caruurtooda kala cararay argagixisada oo lagu xirey Xarardheere

August, 7, 2018
Haween caruurtooda kala cararay argagixisada ayaa argagixisadu qabatey ...