Safiir Somaliyeed oo waraaqihiisa aqoonsi laga qabtey iyo dalka ay tahay: SAWIRO
Safiir Somaliyeed ayaa waraaqihiisa aqoonsi laga qabtey. Danjire Jamaal Barrow ayaa Madaxweynaha Zimbabawe u gudbiyay waraaqihiisa aqoonsi iyo salaam uu ka sidey madaxwynaha Somaliya.
Lama garan karo waxa Somaliua xilligan ugu baahatey inay safaarad ka furato Simbabwe oo mardhow ka soo baxdey afgambi hoose iyo safaarad laga furaa dalkaasi waxa ay soo kordhin karto.
Intii lagu guda jiray munaasabadda guddoonka warqadahaasi aqoosniga safiirnimo, labada dhinac waxaa ay ka wada hadleen kor u qaadista iskaashi dhexmara labada dal, iyadoo sidoo kale Danjire Jamaal Barrow uu la kulmay saraakiil sar sare oo ka tirsan Zimbabwe.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...