Sunday, September 23rd, 2018
header

Shirkii Kismaayo uga socday maamul goboleedyada oo fashil ku dhamaadey

Shirkii uga socday maamul goboleedyada Kismaayo ayaa fashil ku soo dhamaadey. War ay soo saareen ayaan waxba kaga duwanayn kuwii hore u jirey sida in dalka lagu wado goboleysi qabiil ku dhisan iyo inay agboodaan dawlada.



Shanta masuul ee goobta iskugu tagey ayaa intuba ku fashilmey inay wax ka bedelaan nolosha deegaanada ay sheganayaan inay maamulaan, inay wax ka sii ridaan mooyee.

Qoraalka ay soo saareen ayaa waxa ku jira mar haddii ayna waxba ku lahayn siysaasda arimaha dibedda ee dalka inay la sii hadli karin dawlada dhexe, hadalkaas oo muujinaya cida sida saxda uga dambeysa.



Horjoogeyaasha qaar ayaa waxa ku soo fool leh doorasho reereed waana ta walwalka ku abuurtey. Intooda badan ayaa raba in sadbursi la siiyo.

Somalida badankeeda ayaan waxba ka qaban karin maadaama qabiill loo kala jajabiyay halka dhinaca kalana argagixiso weerar maskaxeed ku hayso.



Horjoogeyaashan ayaan midkoodna u hogaansan sharciga dawladnimada ayadoo qaarkood mar hore xilka laga tuurey sida Xaaf, ayadoo dhinaca kalana Shariif Xasan laga keenay mooshin.

Shirkan ayay is lahaayeen eeda saara dawlada dhexe waxase xaqiiqa in dadka Somaliyeed la siri karin laguna siri karin federaal iyo dawlad la garab ordo ee danaynayaan kaliya in noloshooda wax laga bedelo.

faaladii C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Faahfaahin Qarax kooxda gaaleynta Muslimiintu ka fulisay Muqdisho: SAWIRO

September, 22, 2018
Faahfaahin dheeraada ayaa ka soo baaysa qarax kooxda ...

Somalida oo weli shaaha ku shubata falaasado suna

September, 22, 2018
Somalida ayaa weli shaaha ku shubata falaasado suna ...

Sheekh Dirir oo sharaxay xeer gaalo laga soo guurey oo Muuse Biixi ansixiyay

September, 22, 2018
Sheekh Dirir ayaa sharaxay xeer gaalo laga soo ...

Puntland oo fasirtey hadal reer Baydhabo ka caraysiiyay

September, 22, 2018
Puntland ayaa fasirtey hadal reer Baydhabo ka caraysiiyay ...

Maxkamada ciidanka oo dil ku riday askari iyo waxa uu sameeyay

September, 22, 2018
Maxkamada ciidanka ayaa dil ku fulisay askari. Askariga xukunka ...

Dhacdooyinka

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo wax laga xumaado ku tilmaamey shirkii Kismaayo

September, 9, 2018
Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa wax laga xumaado ...

Sarkaalka ciidamada Amisom oo isna ka naxay argagixisada masjid dhexdii ku dishey askari

August, 10, 2018
Sarkaalka ciidamada Amisom ayaa isna ka naxay argagixisada ...

Puntland oo sheegtay in Sucuudigu soo celiyay xoolo

August, 10, 2018
Puntland ayaa sheegtay in Sucuudigu soo celiyay xoolo ...

Boqolaal ayaa inooga dhintey Tukaraq sii socod daaye dibaa laynoo soo celin: Axmed Muuse

August, 8, 2018
Been yaan laydiin sheegin boqolaal ayaa inooga dhintey ...

Abiy Axmed oo war ka soo saaray Ismaamulka Somalida iyo Jabuuti oo dad la baxdey

August, 7, 2018
Abiy Axmed ayaa war ka soo saaray rabshadaha ...

Haween caruurtooda kala cararay argagixisada oo lagu xirey Xarardheere

August, 7, 2018
Haween caruurtooda kala cararay argagixisada ayaa argagixisadu qabatey ...

Deg deg: Argagixiso masaajid dhexdii ku diley askari booliisa oo sujuudsan oo la khaarajay

August, 5, 2018
Argagixiso masaajid dhexdii ku diley askari booliisa oo ...