Siilaanyo oo ka aamusan hadalkii C/llaahi Jawaan ee ahaa in marhore hawlgab noqdey
Madaxweynaha maamulka Somaliland Siilaanyo ayaa ka aamusan hadalkii C/llaahi Jawaan ee ahaa in marhore hawlgab noqdey oo talada maamulka at iska wataan Maxamuud Xaashi iyo xaaskiisa iyo inta beesha kale.
Siilaanyo ayaa muddo shan sano si toosa saxaafada ula hadlin waxana waraaqaha loo qoro uu u akhriyaa sida warka loo qoro ayadoo loo dhigo muraayad weyn laakiin dhalaanka loogu sheekeeyo in uu taliyo.
Waxa marmarka qaar loo kaxeeyaa gobolada qaar si ay ugu noqoto hawo gedis lamana kulmo odayaal waxna ma waydiiyaan.
C/llaahi Jawaan oo ahaa la taliyaha Siilaanyo ayaan marnaba la kulmin wuuse isaga tagey shaqada siyaabo la xiriira arimo u gaara. Wuxuuna noqon kara masuul ka tanaasula lacag bilaasha oo uu qaato.
Jawaabta Siilaanyo oo uu qori lahaa Maxamuud Xaashi ayaan ilaa iman. Waxay noqonaysaa in dadka kale la kireysto si ay ugu jawaabaan C/llaahi Jawaan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
February, 24, 2024
Turkiga iyo Soomaaliya ayaa qalinka ku duugay heshiis ...
February, 21, 2024
Maxkamad samirsiin u ah qoyska la baxsaday gacan ...
February, 20, 2024
Qisada amiir Cumar binu khadaab iyo haweenayda ooyaysa. ...
February, 13, 2024
Dawlada Somaliya oo si cad u sheegtay inay ...
February, 8, 2024
Madaxweynaha Awdalstate Dr Cabdisamad Nageeye ayaa si diiran ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...