Trump oo ka qayliyay Falastiinta oo daaqada ka tuurey kulan Pence la yeelan lahaa
Trump ayaa ka qayliyay Falastiinta oo daaqada ka tuurey kulan ku xigeenka Trump ninka la yiraa Pence la yeelan lahaa Falastiinta. Falastiinta ayaan si cad albaabada ugu xirin Trump.
Xagjir Trump ayaa Yuhuuda u magacaabay Al-Qudus oo Yuhuuda oo taageero ka helaysa Maraykanka ay dagaal kaga qabsadeen Carabta oo ooda jabisay.
Falastiinta ayaan sheegay in Pence aanu iman Karin dhulka Falastiinta kulankii uu hore u lahaaana ay daaqada ka tureen. Talaabadan ayaa dad badan u arkaan mid ku haboon.
Isku soo baxyadii shalay ayaa Yuhuudu ku dhaawacdey ilaa 31 qof oo ka tirsan dhalinyaro taayiro gubtey isla markaana gubtey dhagxaan tuureysay.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...