Tuesday, March 19th, 2024
header










Meta







Wahaabiyada Sucuudiga iyo Imaaraadka oo Maraykanku cirka ka taageerayo oo Xudeyda weeraray

Wahaabiyada Sucuudiga iyo Imaaraadka oo Maraykanku cirka ka taageerayo ayaa weeraray magaalada dekedda leh  Xudeyda ee Yaman. Dhim,asho xooga ayay kala kulmeen markii ay weerarka ku soo qaadeen gawaadhida Toyotaha.




Ciidanka dawlada Yaman oo aad u taag daran markii diyaaradaha Yuhuuda iyo Maraykanka ka burburiyeen  hubkii cuslaa ayaa haddana Wahaabiyiita iyo Salafiyiinta Daacish ay waxba ka qaadi waayeen kadib markii ciidanku jilbaha fidsadey.




Salafiyiinta Sucuudiga iyo Imaaraadka ayaa galaaftey qaxa malaayiin Muslimiinta reer Yaman oo la tacaalayo gaajo iyo silic.

Qabsashada dekedda ayaa ka dhigan inay maamulaan ama u soo dhawaadaan dhinaca Woqooyi ee Yaman ayagoo markii hore ku ekaa dhinaca Koofurta kaliya weliba soo dhaafi waayay buuralayda Ticis ama magaaladaba.




Yaman ayaan helin hub ku filan oo isaga celiso argagixisada Salafiyiinta oo aduunka Muslimka ah ka wada qaska iyo dhibaatada urur diimeedyada.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

 

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Heshiiska badda ee Soomaaaliya iyo Turkiga yaa ka naxay ma Axmaarka mise??? XASAASI

February, 24, 2024
Turkiga iyo Soomaaliya ayaa qalinka ku duugay heshiis ...

Caruurtii uu hooyadood ku hor gubay oo afka furtay: Qaracan runtii

February, 21, 2024
Maxkamad samirsiin u ah qoyska la baxsaday gacan ...

Qisada Cumar binu Khadaab iyo haweenay oynaysa

February, 20, 2024
Qisada amiir Cumar binu khadaab iyo haweenayda ooyaysa. ...

Dawlada Somaliya oo si toosa u sheegtay aqoonsiga Awdalstate

February, 13, 2024
Dawlada Somaliya oo si cad u sheegtay inay ...

Madaxweynaha Awdalstate Dr Nageeye oo Muqdisho lagu soo dhaweeyay

February, 8, 2024
Madaxweynaha Awdalstate Dr Cabdisamad Nageeye ayaa si diiran ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...