Monday, November 19th, 2018
header

Wasiir Dr C/raxmaan Bayle oo ka hadley kulan uu la qaatey bangiga adduunka

Wasiir Dr C/raxmaan Bayle ayaa ka hadley kulan uu la qaatey bangiga adduunka. Kulanka oo looga hadlay sidii loo caawin lahaa dadka ay biyo la’aanta sameysay ee ku nool gobolada dalka ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirka qorsheynta Soomaaliya iyo Wasiiru dowlaha xafiiska ra’iisul wasaaraha.



“Maanta waxaan Xarunta W.maaliyadda kula shiray wafdi ka socday bangiga aduunka, waxaan ka wada hadalnay sidii loo caawin lahaa dadka ay biyo la’aantu saameysay ee gobolada dalka, shirka waxaa nagala soo qayb galay wasiirka qorsheynta iyo wasiiru dowlaha xafiiska ra’iisul wasaaraha”. Ayuu yiri Dr C/raxmaan Bayle.



Bangiga aduunka ayaa ka mida meelaha laga amaahdo lacagaha kuwaas oo ku xira qodobo xaniba dhaqaalaha dalka sida in la cunaqabateeyo masaakiinta.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Aqoonyahan C/rashiid Cabdi Jaamac oo daboolka ka qaaday dareenka dhalinyarada reer Awdal

November, 18, 2018
Aqoonyahan C/rashiid Cabdi Jaamac ayaa daboolka ka qaaday ...

Wefti ka socda jaamacadaha Carabta oo Burco tagey iyo ujeedada

November, 18, 2018
Wefti ka socda jaamacadaha Carabta oo Burco tagey. ...

Raiisal wasaare Xasan Cali Kheyre oo ka hadley dakhliga dawlada oo kordhey: SAWIRO

November, 18, 2018
Raiisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa ka hadley ...

Muuse Biixi oo socdaal ku tagey Berbera iyo safarkiisa oo lagu arkin jufadiisa

November, 18, 2018
Muuse Biixi ayaa  u safrey Togdheer iyo safarkiisa ...

Madal looga hadlaayay halyey sayid Maxamed Cabdulle Xasan oo Jigjiga ka dhacay

November, 17, 2018
Madal looga hadlaayay halyey sayid Maxamed Cabdulle Xasan ...

Dhacdooyinka

Dabley lagu daba jirey oo lagu qabtey Muqdisho

October, 24, 2018
Dabley lagu daba jirey oo dadka dhib badan ...

Waxaad arki doontaan Muuse Biixi oo guriga loogu daatey: Jeneraal Caare

October, 14, 2018
Jeneraal Caare ayaa soo dhaweeyay ku xigeenkiisa jeneraal ...

Shacabka Muqdisho iyo ummada Somaliyeed oo u istaagey xasuuuqii 14 Oktoober

October, 14, 2018
Shacabka Muqdisho iyo ummada Somaliyeed oo u istaagey ...

Wuu baxay af maaha ee Sucuudiga ha sheego halka suxufi Khasooqi maray: Erduqaan

October, 9, 2018
Erduqan ayaa dalbadey in Sucuudigu cadeeyo halka uu ...

Maxaa keenay fashilka ku yimi ictiraafkii Somaliland: siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi oo taabtey

October, 8, 2018
Maxaa keenay fashilka ku yimi ictiraafkii Somaliland raadin ...

Dhacdo ugub ah: dhalinyaro diley horjooge ka tirsan kooxda gaalaynta Muslimiinta ee Shabaab

October, 6, 2018
Dhalinyaro diley horjooge ka tirsan kooxda gaalaynta Muslimiinta ...

Dawlada Qadar oo duurjoog ka dhoofinaysa Somaliya iyo nooca ay tahay

October, 6, 2018
Dawlada Qadar ayaa duurjoog ka dhoofinaysa Somaliya iyo ...