Sunday, August 19th, 2018
header

Wasiirka qorsheynta oo ku sugan Kuwayt iyo mashaariic uu soo dhameeyay: SAWIRO

Wasiirka qorsheynta ayaa  ku sugan Kuwayt halkaas oo uu soo dhameeyay mashaariic laga fulin doono dalka. Dawlada Kuwayt ayaa ku deeqday lacago lagu maalgeliyo.



Wasiirka ayaa ugu horeyn waxuu warbaxin ka siiyay wasiirka arrimaha dibedda Horumarka dowladda Soomaaliya ay sameysay iyo cilaaqaadka soo jireenka ah ee ka dhaxeeya Dowladaha Soomaaliya iyo Kuwayt.



Mudane Jamaal Maxmaed Xasan ayaa dawladda Kuwayt ujeediyay in mashaariicda horumarineed ee ka socda Soomaaliya in ay ka qeyb qaataan taas oo shaqo abuur u noqanayso dhalinyarada Soomaaliyeed.

Wasiir Jamaal, ayaa shirkaasi maalinta barri ah ka jeedi doona Khudbad uu kaga hadli doono arrimaha Soomaaliya iyo doorka Soomaaliya kaga aadan waxybaaha sanadkaan la qaban doono.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Puntland oo mooshin laga geeyay shirkada carabta ee DP World

August, 18, 2018
Xildhibaanada maamulka Puntland ayaa mooshin ka geeyay shirkada ...

Uurcadde oo ka guulaystey C/raxmaan Ciro loona xukumey xoghayehiisa

August, 18, 2018
Uurcadde ayaa ka guulaystey C/raxmaan Ciro loona xukumey ...

Dhamaan bahda Araabinews oo tacsi ka diraya geerida Aw Faarax Suubane Coofle

August, 18, 2018
Inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun dhamaan bahda ...

Kiiniya waxay lacag joogta ah siisaa Axmed Madoobe: Faarax Macalin

August, 18, 2018
Kiiniya waxay lacag joogta ah siisaa Axmed Madoobe. ...

Waxaan cambaareynayaa ninka Somaliga ah ee filim ka sameeyay hablaheena dhiban

August, 18, 2018
Waxaan cambaareynayaa ninka Somaliga ah ee filim ka ...

Dhacdooyinka

Sarkaalka ciidamada Amisom oo isna ka naxay argagixisada masjid dhexdii ku dishey askari

August, 10, 2018
Sarkaalka ciidamada Amisom ayaa isna ka naxay argagixisada ...

Puntland oo sheegtay in Sucuudigu soo celiyay xoolo

August, 10, 2018
Puntland ayaa sheegtay in Sucuudigu soo celiyay xoolo ...

Boqolaal ayaa inooga dhintey Tukaraq sii socod daaye dibaa laynoo soo celin: Axmed Muuse

August, 8, 2018
Been yaan laydiin sheegin boqolaal ayaa inooga dhintey ...

Abiy Axmed oo war ka soo saaray Ismaamulka Somalida iyo Jabuuti oo dad la baxdey

August, 7, 2018
Abiy Axmed ayaa war ka soo saaray rabshadaha ...

Haween caruurtooda kala cararay argagixisada oo lagu xirey Xarardheere

August, 7, 2018
Haween caruurtooda kala cararay argagixisada ayaa argagixisadu qabatey ...

Deg deg: Argagixiso masaajid dhexdii ku diley askari booliisa oo sujuudsan oo la khaarajay

August, 5, 2018
Argagixiso masaajid dhexdii ku diley askari booliisa oo ...

Yaa ka mida wasiirada cusub ee uu magacabay raiisal wasaaruhu

August, 5, 2018
Wasiirka warfaafinta dawlada Somaliya ayaa akhriyay liistada wasiiro ...