Wasiiro Muuse Biixi magacaabay oo aan haysanin shahaadada dugsiga sare ama ta dhexeba
Wasiiro Muuse Biixi magacaabay oo aan haysanin shahaadada dugsiga sare ama ta dhexeba. Labadan wasiir oo kala ah Axmed Muumin Seed iyo Hinda Jaamac Gaandhi ayaa ah afmiishaariin raba inay daaqada hoose ka soo galaan maamulka Somaliland.
Askari Muuse Biixi ayaa dadka uu magacaabay ay yihiin kuwo aan karti lahayn oo uu ku xushey inayna wax dhaamin isaga. Wasiirada u magacaabay ayaa boqolkiiba 85 ka soo jeeda beeshiisa ISAAQ.
Dastuurka maamulka Somaliland ayaa dhigaaya in aanu wasiir noqon karin qof aan haysanin ugu yaraan shahaadada dugsiga sare. Dadka badankiisa ayaa qaba in golaha wakiilada oo dhaxala ayba ka daran yihiin Muuse Biixi oo sii deyn doonaan.
Hoos ka fiiri wasiirada aan haysan shahaado dugsi sare ama dhexeba
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...