Friday, April 19th, 2024
header










Meta







Xarunta Puntland oo ay ka dilaacdey arin dadku ay aad u qaylinayaan

Xarunta Puntland oo ay ka dilaacdey arin dadku ay aad u qaylinayaan oo uu ku fashilmey in Cabdiwelli Gaas wax ka qabto. Duhur cad ayaa moobilada iyo wixii muhiimka layska furanayaa ayadoo ay fuliyaan dhalinyar oo koox kooxo u socda.



Qaylo dhaanta ayaa aad u korodhey waxana fariin loo direy waalidiinta inay ka qaybqaataan sugida amniga Garoowe. Gabdhaha ayaa iyagana loo gaystaa kufsi taas oo kaliftey inay hawshooda gudan kari waayaan.



Mauul u hadley booliiska ayaa cabasho ka muujiyay culimada oo uu sheegay in booliiskii daalac loo raacay kadib markii ay qabteen nin booliiska xabadeeyay, wuxuuna xasuusiyay culimada inay dadka u sheegaan waxa diintu ka qabto qofka dadka dariiqa u istaaga.

Booliiska magaalada ayaa intaa sii raaciyay inay la soo deristay duruufo dhaqaale, gaadiid iyo shidaal iyo xabsiyadii oo diidey inay dadkale jeelka la keeno maadaama intii horeba loo taag laayahay.

Gawaadhida qaar ayaa loo leexiyay dhinaca dagaalka gobolka Sool.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...