Yuhuuda oo ku faraxdey hadal ka soo yeeray Sheekha Sucuudiga ugu weyn casuumadna u fidisay
Yuhuuda aya ku faraxdey hadal ka soo yeeray Sheekha Sucuudiga ugu weyn casuumadna u fidisay. Sheekh Cabdulcasiis AlSheekh ayaa ku tilmaamay ururka xaq u dirirta Falastiinta ee Xamaas inuu yahay urur argagixiso.
Sucuudiga iyo Yuhuuda ayaa waxa ka dhexeeya xiriir fiican oo qarsoodiya oo saxaafada reer galbeedkuna qariso. Wasiirka Yuhuuda u qaabilsan isgaarsiinta ayaa Sheekha ku casuumay Yuhuuda sheegayna in si weyn loo soo dhaweyn doono.
Sheekh Cabdulcasiis ayaa laga soo xigtey inuu fatwa ku soo saaray in aan lala dagaalamin Yuhuuda. sida ay qoreen warbaahintu.
Sucuudiga ayaa ku amaana Yuhuuda sida ay ula dagaalamaan ururka akhwaanka ee Xamaas inta badana la sheego inuu bixiyo lacagta.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...