Suldaan Abshir oo ka tirsan suldaanada gobolada Awdal ayaa sheegay in 18 May ay ka dhigan tahay maalinta siyaarada ISAAQ ee ayna ahayn maalin la xoroobay ama wax lala soo noqday sida laga dhaadhiciyay dhalaanka beesha ISAAQ.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS