Boorama–Dawlada Jabaan ayaa qayb ka noqotay qorshe guryo 215 gaaraya looga hirgelinayo Boorama taas oo ka mida mucaawinada Jabaan siiso dawlada Somaliya iyo shacabka Somalida. Mashruucan oo aad u daahay in la keeno Boorama ayaa la filayaa in uu dhawaan qabsoomo.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS