Fanaanada qaranka Somaliyeed Maryan Mursal Ciise ayaa waraysi kooban ku sheegtay in ay tahay 65 jir ku kalsoon codkeeda iyadoo si toosa u qaaday heesaheeda can baxay oo ay ku jirto anigaa kun jeer ku jecel. ARAABINEWS