X

Aabaha wiilkiisa yar argagixiskii gaalka ahaa diley oo hadley

Aabaha wiilkiisa yar ee sadexda sano jirey ee argagixiska gaalka ahaa diley ayaa ka hadley dhacdadaa xanuunka badan asagoo ku samrey qadarta Rabi. Waa qadar Rabi ayuu yiri Aadan Ibrahim oo sheegay in willkiisu ag fadhiyay markii argagixisku toogtey ayadoo rasaastu ka haleeshay madaxa.


Waa wiilkii ugu da’da yaraa ee ka mid ahaa dadkii ku shaihiiday halkaasi. Xasuuqa argagixiskaa ayaa mideeyay dadka wadanka Niyusiland oo ah dal nabdoon oo aan lagu aqoon shido.

Wasiirka arimaha dibedda ee dalkaasi ayaa sheegay in argagixiskaas inta noloshiisa ka hartey uu ku jiti doono xabsi, waxase caadiya cadaalada gaalada in sanado kadib ooda kaga qaado.


Aabaga,wiilkaas yar dhakay ayaa lagu arkay baraha bulshada asaga oo laabta ku haya. Wuxuu ahaa sawir aad u naxdin badan, waxaadse moodaa in Somalidu waxkasta soo geliso aan la garanayn waxay ka helayaan.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.