X

Aaga banaanbaxa ay ku qabanayaan taageereyaasha Kiiniya oo durba laga qaxay: DHEGEYSO hooyo

Kooxda sheegata madasha musharixiinta ayaa Kiiniya amartey inay banaanbax ku qabsadaan Muqdisho Jimcaha igu sawira, sawirkaas oo kooxda beesha caalamka ee ka dambeysa ay ku faafin doonaan warbaahintooda, ayadoo ujeedada tahay in QASKA ay wadaan ay ku weeciyaan dawlada.


Haddaba hooyo ku nool aaga daljirka DAHSOON ee magaalada Muqdisho oo ah halka ay u balansan yihiin kooxdani hore u fashilmay inay igu sawirta ka sameeyaan ayaa sheegtay in durba laga qaxay intaan leys gaarinba.


ā€¯Walaahi been kuuma sheegaa ee waa laga qaxay aagaan waxana dadka qwaarkood gaareen Afgooye ilaa Oodweyne, anigeygan kula hadlaa Khamiis halkii laga gaaro alaabta waa ii xiran tahay ayay hooyo ka xamaalata aagaas daljirka.

Hoos ka dhegeyso


C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.