X

Aas wadareed loo sameeyay caruurtii Sucuudigu ku xasuuqay Saada oo Yamana: SAWIRO

Aas wadareed loo sameeyay caruurtii Sucuudigu ku xasuuqay Saada oo Yamana. Cruurtaan oo bas la socdey ayaa diyaradaha xulafada wahaabiyiinta Carabtu ku duqeeyeen meel u dhow Saada oo Yamana.

Sucuudiga ayaa bilaabay dagaal u gaara oo diimeed taas oo uu u kaashadey Yuhuuda iyo Maraykanka keentayna in Yaman dhulka ay gasho. Qaxootiga Yaman aya soo gaaray dhamaan wadamada la jaarka ah.


Qaramada midoobey ayaa kulan deg dega ku baaqdey in la bnaaro xasuuqaas wahaabiyiinta Carabtu ka gaysteen Yaman, waxase la filayaa waxkasta oo dhaca in Maraykanka saaro copdka diidmada.

”Dhamaan Maraykanka iyo Yuhuuda ayaa bixiya sirta goobaha la weerarayo ee Yaman ayadoo la isticmaalayo hubkooda, saas waxa yiri masuul u Hadley qaramada midoobey.


Meydka carruurta ayaa waxaa lagu duubay mara cad waxaana meydadka lagu soo qaaday gaari.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.