Waxa la aasay Allaha u naxariistee wiil Somali ah oo nin cunsuri ah ku dilay dugsiga uu dhiganayay. Aaskan oo aad looga soo qaybgalay ayaa ka dhacay magaalada Gothenberg. Masuuliyiin ka socda dawlada Iswidhan ayaa ka qaybgalay.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS.COM