X

Aaska Axmed Xasan oo ah wiilyar oo uu dilay nin cunsiuri ah oo ka dhacay Iswidhan

Waxa la aasay Allaha u naxariistee wiil Somali ah oo nin cunsuri ah ku dilay dugsiga uu dhiganayay. Aaskan oo aad looga soo qaybgalay ayaa ka dhacay magaalada Gothenberg. Masuuliyiin ka socda dawlada Iswidhan ayaa ka qaybgalay.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.