X

Aaska laba dhalinyaro ah oo Somali ah oo ka dhacay dalkaasi Maraykanka: SAWIRO

Aaska laba dhalinyaro ah oo Somali ah ayaa ka dhacay dalkaasi Maraykanka. Labadan dhalinyarada ah ayaa lagu diley maalintii Sabtidii, waxase jirta ee marqaati loo furi waayay.



Dhalinyaradan waxa ay wada saarnaayeen Hal Gaari waxaana loo toogtay si isku mid ah.
Booliska oo goobta yimid ayaa qaaday meydka kuna wargaliyay laamaha amaanka in la dilay labo dhalinyara ah oo wali aan la hayn dadkooda waxaase maalin kadib ogaaday eheladooda oo lagu wareejiayay.



Dhalinyaradaasi oo lagu kala magacaabi jiray C/laahi Saciid Sharif oo 30 jir ahaa & Cabdikhaaliq Saciid Maxamed oo 20 jir ahaa ayaa aaskooda si aada looga soo qaybgalay.

Ilaa hadda war lagama soo saarin cida dilka gaysatey.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.