Waxaa maanta Magaalada Muqdisho lagu aasay AUN Taliyihii hore ee Ciidamada Cirka Soomaaliyeed, oo maalmo ka hor ku geeriyooday Magaalada Nairobi ee Xarunta Dalka Kenya.
Aaskan marxuumka ayaa waxaa ka qeyb galay Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, Taliyaha Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed iyo Mas’uuliyiin kale oo ka mid ah Dowladda Federaalka.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS