X

Aaska xaaji C/raxmaan Cileeye oo Boorama si weyn looga qaybgaley iyo hadaladii laga jeediyay

Aaska xaaji C/raxmaan Cileeye ayaa Boorama si weyn looga qaybgaley. Xaaji C/raxmaan Cileeye ayaa ka mid ahaa waxgaradka sida weyn looga yaqaanay gobolka.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.