X

Abokor Cawaale oo Garoowe si xamaasad leh loogu soo dhaweeyay; uma imaan halkan in aan qaadka la diriro+MUUQAAL

Garoowe–Abokor Cawaale oo ah firfircoone aan jeclayn in Somalidu qaadka cunto ayaa lagu xidhay Jabuuti iyo Hargeysa sababo aan la sheegin isaguna diidey ayaa Garoowe si xamaaasad leh loogu soo dhaweeyay. Wuxuuna sheegay in aanu halkan u iman in uu la dagaalamo qaadka taas oo aad modo in la soo yiri cagadhigo.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.